SOMCABLE

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Dib U dhaca Doorashada Iyo Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Kililka Shanaad + Daawo Video

Hargeysa (Himilo) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka jawaabtay hadal uu Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ku sheegay in Somaliland ay ku sugan yihiin Dad doonaya inay Falal Argagixisonimo ka fuliyaan Gudaha Dalka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa hadalka Madaxweynaha Kililka shanaad ku tilmaamay Meel ka dhac, waxaanu farriin u diray Madaxweyne Cagjar.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan hoose Ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply