SOMCABLE

Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Himilo) – Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa eedo u soo jeediyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa Maaliyadda.

Afhayeenka WADDANI wyuxuu ka hadlay Deyn dhan 80 Milyan oo Dollar oo la sheegay in Xukuumaddii hore ku wareejisay Xukuumadda Madaxweyne Biixi.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply