SOMCABLE

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Bandhigay Mawqifkiisa Ku Aadan Qabsoomida Doorashooyinka

hargeysa, (Himilo)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa soo saaray qoraal ujeedadiisu tahay mawqifka Xisbiga ee Qabsoomida Doorashooyinka Golayaasha Wakiillada iyo Degaanka.

Qoraalka mawqifka Xisbiga Waddani oo ka koobnaa laba bog ayaa waxa ku saxeexan Guddoomiyaha Xisbigaasi waxaanu u dhignaa sidan:-

HALKAN KA AKHRISO

Himilomedia.com

hargeysa-Somaliland

 

Leave a Reply