SOMCABLE

AKHRI: Wasiirkii Caafimaadka Oo Is Casiley Iyo Madaxweynaha Oo Ka Aqbalay

Hargeysa, (Himilo)-Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Md Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa xilkii iska casiley, waxaana markiiba ka aqbalay Madaxweyne Muuse Biixi.

Dr Xasan ayaa qoraal uu ku cadeeynayo iscasilaadiisa waxa uu u gudbiyey Madaxweynaha 31kii bishii saddexaad ee sanadkan 2019, sidaasi awgeedna waxa uu Madaxweynuhu ka aqbalay maanta oo ay taariikhdu tahay 14.04.2019.

Sidaana waxa lagu cadeeyey qoraalka aqbalaada Madaxweyanah oo Nuqul ka mid ah uu helay Wargeyska Himilo, oo u dhigneyd sidan:-

HALKAN KA AKHRISO AQBALAADA MADAXWEYNAHA EE ISCASILAADA WASIIRKA CAAFIMAADKA

 

 

Hargeysa-Somaliland

Himilomedia.com

Leave a Reply