SOMCABLE

WARBAAHINTA HIMILO : Hambalyo Farxada Ciida Barakeysan Ee Ciid Al Fidri

WARBAAHINTA HIMILO : Hambalyo Farxada Ciida Barakeysan Ee Ciid Al Fidri

Hargeysa (Himilo)-Guddoomiyaha/Mulkiilaha Warbaahinta Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, iyo Masuuliyiinta iyo Hawlwadeenada iyo Asxaabta sharafta leh ee Warbaahinta Himilo guud ahaan dadka islaamka ah ee ku kala nool dunida, gaar ahaan dadka reer Somaliland waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan munaasibada CIIDAL FIDRI, sidaasi awgeed waxay Alle uga rejaynayaa inuu ka aqbalo cibaadada, iyagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad degdeg ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo.

Aamin…Aamin…Aamin.

ALLAH MAHAD LEH

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply