SOMCABLE

Ujeedada Iyo Natiijada Ka Soo Baxday Kulan Guddiga Doorashooyinka Qaranku La Yeesheen Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Xisbiga Waddani Ka Maqnaa

Hargeysa (Himilo)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda ku soo bandhigay waxyaalihii u qabsoomay muddadii ka danbeysay doorashadii Madaxtooyada iyo waliba qaab cusub oo lagu geli doono doorashooyinka soo socda iyo diwaangelinta cod bixiyeyaasha.

Kulankaasi oo Guddiga Doorashooyinka Qaranku ku marti qaadeen guud ahaan danneeyayaasha Doorashooyinka ayaa waxa ka soo qayb galay labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye, balse waxa kulankaasi ku gacan saydhay oo aan ka qayb galin Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Haddaba, ujeedada kulankaasi iyo sababta Xisbiga Waddani uga soo qayb galin ayaa waxa ka warramay Guddiga doorashooyinka waana kuwan:-

HALKAN KA DAAWO

Dhinaca kalena, Masuuliyiinta Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa iyaguna ka warramay ahmiyadda iyo natiijada kulankaasi ka soo baxday waana kuwan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply