SOMCABLE

Tirada Shaqaale Ajaanib Ah Oo Maanta Laga Mastaafuriyey Somaliland + Daawo Muuqaal

Hargeysa (Himilo) – Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Dalka ka Mastaafurisay 3 Qof oo u dhashay Dalka Pakistan, kuwaasi oo la sheegay in Shaqooyinka ay Dalka u joogeen ay yihiin kuwa ay qaban karaan Muwaadiniinta.

Saddexdan Qof ayaa waxa Dalka ka saartay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii lagu qancay in Shaqooyinka ay qabanayeen yihiin kuwa ay Muwaadiniintu qaban karaan.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply