SOMCABLE

Tirada Aflaamta La Soo Saaro Sanadkii Oo Kor U Sii Kacaysa Kadib Markii Laga Helay Dakhli Aad U Badan !

Soo saarista Aflaamta ah shaqo dalal badan ay ku tartamaan maadaama oo guud ahaan dalalka caalamka aanay jirin dad aad u tiro badan oo daawada aflaam aanay xataa fahmayn waxa ay ka hadlayaan.

Waxa aynu qoramadeenan ku eegi doonaa Tirada fillimada (Films) ee la soo saaray sanadkii 2017kii oo kala ahaa:-

India: 1,986

China: 970

United States: 821

Japan: 594

South Korea: 494

France: 300

Germany: 247

Spain: 247

Italy: 235

United Kingdom: 212

 

Haddaba, Tirada Aflaamta ah ee guud ahaan ku baahday dunida ayaa ah kuwa dal kasta oo saaray ku soo celiya dakhli aad u badan.

Himilomedia.Com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply