SOMCABLE

Taliyeyaasha Ciidammada Milatariga iyo Booliska Oo Ka Hadlay Xaaladda Degdega Ah Ee Lagu Soo Rogay Deegaano Ka Tirsan Sanaag

Hargeysa, (Himilo)-Taliyayaasha sare ee Ciidammada Milatariga iyo Booliska JSL ayaa maanta si adag uga hadlay Xaaladda degdega ah ee Madaxweynuhu ku soo rogay deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag iyo sida ay u fulinayaan. Haddaba, Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo arrintaasi ka hadlayaa waa kuwan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply