SOMCABLE

Su’aalo Dadka U Dhashay Maraykanku Iska Weydiiyaan Trump Timihiisa Oo Ay Dabeyl Timihiisa Dhaqaajisay Jawaab U Noqotay !

Qaabka uu u feedho Timaha ayaa ah mid caadi ah isla markaana waxa la moodaa timaha
Madaxweyne Trump in aanay ahayn kuwo Bidaari ku jirto, haddaba waxa arrimahaasi
fashiliyey dabeylo dhacayay xilli uu madaxwayne Trump Raacayay Diyaaradiisa gaarka ah.
Sawiro iyo muuqaalo ay dadka dalkaasi u dhashay ay baraha bulshada aad ugu
fallanqeeyeen timaha Madaxweyne Trump oo Markii ay dabeyshaasi timihiisa dhaqaajisay
la arkay qaybo ka mid ah madaxiisa oo aan timo lahayn.
Gabadha uu dhalay Madaxweyne Trump ee Ivanca Trump ayaa waxay xilli hore u sheegtay
Qoraaga qoray Buuga Naar Iyo Cadho ee dhawaan soo baxay in aabaheed ay da'diisu
tahay 71 jir isla markaana uu u isticmaalo qarinta bidaartiisa Kiriimo iyo qaab uu u feedho
oo gooni ah.
Si kastaba ha ahaatee dabeyshaasi ayaa waxay cadaysay Bidaarta uu leeyahay
Madaxwayne Trump.

Leave a Reply