SOMCABLE

Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da’ay Hargeysa Oo Sababay Dhimasho & Dhaawac iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlay

Hargeysa, (Himilo)-Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay roobab laxaad leh oo ka da’ay caasimada Dalka oo geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Madaxweynaha oo arrintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi sidan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

hargeysa-Somaliland

Leave a Reply