SOMCABLE

Qiimaynta Gegooyinka Diyaaradaha Dunida Ee Sanadkani 2019ka !

Sanad kasta waxa la soo saaraa qiimeyn aad u muhiim ah oo lagu sameeyo gegooyinka diyaaradaha Caalamka waxaana la qiimeeyaa hawlaha ka socda iyo qaababka kala duwan iyo tirada duulimaadyada ka duula soona caga dhigta.

Haddaba, qiimeynta sanadkan oo aanu ka soo xiganay Sky Trax ayaa waxay u dhignayd sidan:-

Gagooyinka diyaaradaha ee adduunka ugu wanaagsan sanadkan 2019ka:

  1. Changi (Singapore)
  2. Haneda (Tokyo)
  3. Incheon (Seoul)
  4. Hamad (Doha)
  5. Hong Kong Airport
  6. Chubu Centrair (Aichi, Japan)
  7. Munich Airport
  8. Heathrow (London)
  9. Narita (Tokyo)
  10. Zurich Airport.

Tobankaasi Madaar ayaa ah kuwa ugu horreeya shaqo ahaan iyo sidoo kale dhisma ahaan gegooyinka diyaaradaha ee caalamka.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply