SOMCABLE

Maxaad Ka Taqaanaa Dadka Caanka Ah Ee U Dhashay  Maraykanka Siday U Kala Hanti Badnaayeen Sanadkii 2018kii

Dadka Caanka ah ee ku Nool Dalka Maraykanka Sida ay u kala hantida badan yihiin!

Waxa jira dad u tiro badan oo gudaha Dalkaasi Maraykanka iyo guud ahaan Dunida ba ku leh magac iyo maamuus, balse ku kala horreeya dhinaca hantida iyo Maalka.

Haddaba, sanadkii la soo dhaafay Dadka Caanka ah ee ku Nool Dalkaasi Maraykanka ayaa waxa ay u kala hanti badnaayeen Sidan:-

George Lucas: 5.4 Billion.

Steven Spielberg: 3.7 Billion.

Oprah Winfrey: 2.8 Billion.

Michael Jordan: 1.7 Billion.

Jay-Z: 0.9 Billion.

Kylie Jenner: 0.9 Billion.

David Copperfield: 0.87 Billion.

Sean ‘Diddy’ Combs: 0.82.  Billion.

Tiger Woods: 0.8 Billion.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply