SOMCABLE

Mawqifka Xisbiga Ucid Ee Shirkadda Maalgashiga Somaliland Ee Xukuumadda

Hargeysa (Himilo)-Xisbiga Ucid oo guddi u saaray mawqifkooda ku aadan shirkadda Maalgashi ee Xukuumadda Somaliland ka diwaangelisay dalka Imaaraadka Carabta.

Xisbiga Ucid, waxa uu arrintaasi kaga hadlay war-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ahna ku simaha Guddoomiyaha Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni).

War-saxaafadeedkaasi oo dhameystirani waxa uu u dhignaa sidan:-

War-saxaafadeed ucid

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply