SOMCABLE

Hargeysa: Shirkadda Laydhka Ee INDHO-BIRTA Oo Eedaymo U Jeedisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta

Hargeysa (Himilo) – Shirkadda Laydhka ee Indho-birta oo ka mid ah Shirkadaha ugu waaweyn ee Laydhka Siiya Dadweynaha Caasimadda Hargeysa, ayaa Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ku eedeeyay inuu ku hayo Tacaddi iyo Awood sheegasho.

War-saxaafadeed Maanta Shirkaddu soo saartay ayay ku sheegtay in Wasiirka Macdanta iyo Tamartu uu uga xaglinayo Shirkad uu Maamul ka ahaa ka hor intii aan loo Magacaabin Xilka Wasiirnimo.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply