SOMCABLE

Hargeysa: Maxkamadda Gobolka Oo Xukun Ku Ridday Gar-yaqaan

Hargeysa (Himilo) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta 3 Sanadood oo xadhiga ah ku xukuntay Gar-yaqaan hore uga hawl-geli jiray Maxkamadda.

Gar-yaqaanka la xukumay ayaa lagu eedeeyay inuu Lacag Sharci-darro ah ka qaatay Ruux dhibbane ahaa.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply