SOMCABLE

Hantida Maalqabeenka Dhinaca Tiknoolajiyada Ee Elon Musk !

Faa’iidada hantida uu macaashay maalqabeenka leh ganacsiga technology-ga ee Elon Musk, marka loo eego da’diisu markii ay aheyd  28 jir waxa ay hantidiisu aheyd  22$ milyan. Haatan oo ay da’diisu tahay 48 jirna waxa ay hantidiisu tahay 22$ bilyan.

Elon Musk – 2/22/2015 – Los Angeles, CA – VANITY FAIR OSCAR PARTY 2015 – Red Carpet Arrivals held at Wallis Annenberg Center for the . Photo Credit: Billy Farrell/BFAnyc *** Please Use Credit from Credit Field ***

Musk waa taajirka iska leh shirkadaha SpaceX ee soo saarta agabka meerayaasha lagu tego, Tesla, Inc. oo iyaduna soo saarta gaadiidka tamarta korantada ku shaqeeya, Neuralink oo iyaduna sameysa maskaxaha sameyska ah.

The Boring ee dhista marinada dhulka hoostiisa iyo shirkada PayPal Holdings Inc ee wax kala iibsiga dhanka internet-ka.

Musk waxa uu haystaa dhalashada 3 dal oo kala ah Maraykanka, South Africa iyo Kanada.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply