SOMCABLE

Hambalyo Meher Farxad leh: Yaasir iyo Isra

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Guddoomiyaha/Mulkiilaha Warbaahinta Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Himilo Cabdiqaadir Aadan Carab, Madaxa Maamulka Wargeyska Himilo Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Madaxa Iibka iyo Suuq-geynta Wargeyska Himilo Cabdi Cali Haybe, Mubaarig Axmed Aadan Gabyaaye, Muna Cabdi Cali Weyd, Mowliid Aadan Cumar, Axmed Rashiid (Akram), Sacad Cabdiraxmaan Xasan, Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi (Bacaluul), Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Cabdirisaaq Ismaaciil Qalinle (Itaqille), Cabdirashiid Muxumed Shaqalle, Siciid Maxamuud Daahir iyo Guud ahaan hawlwadeenadaasi Wargeyska Himilo iyo Asxaabtaasi ba waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan Meherka Farxada leh.

 

Yaasir Siciid Gaydh

 

Iyo

 

Isra Abokor Cabdillaahi

 

Qoyskan Oo Meherkoodu ku qabsoomay Caasimada Somaliland ee Hargeysa, taariikhdu markii ay  oo aheyd 140/01/2018, waxayna leeyihiin arooskiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo oo Alle ha idinka dhigo labadii isku waarra ee Ubad kheyr qaba Alle kala siiyo…Aamiin..Aamin..Aamin

 

Himilomedia.com

 

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply