SOMCABLE

HAMBALYO MEHER FARXAD LEH SICIID & ANIISA

Maamulka iyo hawlwadeenada Wargeyska Himilo iyo guud ahaan bahda Himilo Media Group, waxay hambalyo farxad leh u dirayaan Meherka

Siciid Maxamed Askar

Iyo

Aniisa Cabdi Axmed

Xaflada Meherkan ayaa ku qabsoontay Caasimada Somaliland ee Hargeysa, gaar ahaan Imperial Hotel shalay oo ay taariikhdu aheyd 20.04.2019.

Haddaba, Asxaabtaasi Warbaahinta Himilo waxay qoyskan cusub ILAAHAY uga baryayaan inuu ka yeelo labadii guurkooda farxad iyo barwaaqo ku gaadha ee ALLE kala siiyo ubad kheyr qaba oo dadkooda iyo dalkooda anfaca. AAMIIN….AAMIIN…AAMIIN.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply