SOMCABLE

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: Deeq & Farduus

Guddoomiyaha/Mulkiilaha Warbaahinta Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Himilo Cabdiqaadir Aadan Carab, Madaxa Maamulka Wargeyska Himilo Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Madaxa Iibka iyo Suuq-geynta Wargeyska Himilo Cabdi Cali Haybe, Mubaarig Axmed Aadan Gabyaaye, Muna Cabdi Cali Weyd, Mowliid Aadan Cumar, Axmed Rashiid (Akram), Sacad Cabdiraxmaan Xasan, Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi (Bacaluul), Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Guud ahaan hawlwadeenadaasi Wargeyska Himilo iyo Asxaabtaasi ba waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan Qoyska Deeq Aw-Cali Yuusuf iyo Fardowsa Cabdillaahi Cabdi oo Gabadhi ugu dhalatay xalay oo ay taariikhdu aheyd 11.04.2018, Caasimada Hargeysa.

Gabadhan yar oo loo bixiyey Bushra Deeq Aw-Cali ayey asxaabtaasi mar kale ILAAHAY uga baryayaan inuu ka yeelo gabadhii korta ee kaalin gasha ee waalidkeed, dadkeeda, dalkeeda iyo diinteeda waxtarta, Aamiin….Aamiin…Aamiin

 

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply