SOMCABLE

Halista Sigaarka Electronic-Ka Ah Oo Kor U Sii Kaceysa !

Saraakiisha Caafimaadka ee Dalka Maraykanka ayaa waxa ay shaaciyeen,in xaalad dhimasho ah oo uu sababay sigaarka Elektarooniga ahi ay ka dhacday dalkaasi.

Saraakiisha Caafimaadka ee dalkaasi waxa kale oo ay sheegeen in 190 xaaladood oo xanuun oo sambabada ah laga helay 22 gobol oo ka mid ah dalka Maraykanka oo dhammaan xaaladahaasina ay yihiin kuwo uu sabab u yahay sigaarkaasi Elecetronic-ka ah.

Haddaba, Sigaarka noocan ah ayaa laga deyrinaya dhibaatooyinka uu sababo oo isticmaalkiisu ku baahay dunida, balse haatan laga si weyn looga digayo dhibaatooyinkiisa iyo halista caafimaad ee uu ku keeni karo bad-qabka Caafimaad ee Aadmiga.

 

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply