SOMCABLE

“Haddii Madaxweynuhu Dalka In Uu Doorasho Qaran Ka Qabto Ka Doorbiday In Uu Kulmiye Iyo UCID U Qabto, Dadka Inta Kalena Doorasho La’aan Mayso…”-Cirro

Hargeysa, (Himilo)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay arrimaha doorashooyinka, dhibaatooyinka bulshada Sicir Bararka iyo hoos u dhaca doollarka, tacadiyada xukuumaddu ku hayso bulshada, dilka Saraakiisha Ciidanka ee loogu geystay Gar-adag iyo arrimo kale.

Guddoomiye Ciro ayaa shirkaasi jaraa’id suxufiyiintii ka qaybgashay ay su’aalo door ah weydiiyeen, waxaanu u dhacay sidan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply