SOMCABLE

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Si Adag U Dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland & Arrimo Kale

Hargeysa, (Himilo)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u dhaliilay siyaasada arrimaha dibada Somaliland, isla markaana waxa ka hadlay xadhiga Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada JSL, iyo kulanka Safiirka dawladda Ingiriiska iyo waliba khasaaraha ka dhashay roobab laxaad leh oo ka da’ay Hargeysa.

Guddoomiye Cirro oo arrimahaasi ka hadlayaa waa kan:-

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply