SOMCABLE

Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Taageeray Heshiiska Saddex Geesoodka Ah Ee Maalgashiga Dekeda Berbera

Hargeysa (Himilo)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhigoodii maanta soo saaray go’aan ay cod aqlabiyad ah ay ugu codeeyeen oo ay ku taageerayaan heshiiska saddex geesoodka ah ee maalgashiga dekeda Berbera ee sida wada jirka ay u wada saxeexdeen dawladaha Somaliland, Ethopia, UAE.

Go’aankan ayaa waxa kale oo ku lammaanaa jawaab uu goluhu siiyey golaha shacabka ee soomaaliya oo maalmihii aynu soo dhaafnay soo saaray go’aan lidi ku ah heshiiskaasi, isla markaana goluhu waxa uu farriin u kala diray beesha caalamka.

haddaba, nuqul ka mid ah go’aankan oo wargeyska Himilo helay ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

go'aan 1

go'aan 2Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply