SOMCABLE

Garsoore Isku Dhex Toogtay Maxkamadda Kadib Markii Eedaysanayaashii Wax Dambi Ah Lagu Waayey !

Garsoore u dhashay Dalka Thailand ayaa isku dayey in uu is toogto waxa aanu la soo baxay baastoolad kadib markii ay dhammaatay dacwad lagu eedanayey saddex qof kuwaasi oo haddii dambigaasi ku caddaado muteysanayey xukun dil ah.

Garsoorahan oo magaciisa la yidhaahdo Khanakorn Biyanashana ayaa isku dayey Inuu isku dhex toogtay hoolka Maxkamadda uu maamulo, balse nasiib wanaag isku dayga dilkaasi waa uu fashilmay.

Garsoorahan ayaa ka badbaaday dilkaasi uu isku dayey Sida lagu baahiyay The Mirror.

Himilomedia.Com

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply