SOMCABLE

Farxadda CIIDDA: Madaxweynaha Oo Fursad Siiyey Tobannaan Qof Oo Shacab Ah + Daawo Sawirro

Hargeysa (Himilo) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Salaaddii Ciidda Soon-fur ee Maanta ka dib, si furan ula kulmay Boqollaal ka mid ah Dadweynaha kala duwan ee ku dhaqan Caasimadda Dalka ee Hargeysa.

6 5 3 2 8B7A0023 0 1

Madaxweynaha oo markii uu Salaadda Ciidda ka soo baxay fadhiistay meel ka mid ah Madaxtooyada oo loogu talo-galay inuu Dadweynaha si furan ugu qaabilo, maaddaama oo Dadweynuhu danaynayaan inay Madaxweynaha Farxadda Ciidda Awgeed ay soo salaamaan.

3 6 8B7A0023 8B7A0034 8B7A0065 8B7A0078 8B7A0080 8B7A0107 8B7A0110 8B7A0137 8B7A0162 8B7A0170 8B7A0186 8B7A0188 8B7A0213 8B7A0245 8B7A0260 8B7A0291 8B7A0301 8B7A0322 8B7A0348 8B7A0377 8B7A0458 8B7A0549 8B7A0591 8B7A0598 8B7A9871 8B7A9986 8B7A9996

Madaxweynaha ayaa Qaabilay isla-markaana mid mid u Gacan-qaaday Tobannaan Qof oo iskugu jira Haween, Rag, Carruur, Suxufiyiin, Madax iyo Culimo.

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

 

 

Leave a Reply