SOMCABLE

DAAWO: Ujeedada Kulanka Abwaanada iyo Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran

Hargeysa (Himilo)-Abwaanada Somaliland ayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan xaalada abaareed iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo waliba sidii bulshadu uga samata bixi laheyd hadalada siyaasadeed ee xanafta leh.
kulankaasi ka dib ayaa guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ka warameen ujeedadii iyo natiijadii ka soo baxdayba, ugu horreyna Axsaabta waxa u mahadnaqay Abwaan Aadan Tarabi halkan ka daawo.
DAAWO ARAGTIDA ABWAANADA

DAAWO GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE

DAAWO GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI

DAAWO GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland