SOMCABLE

DAAWO: Mujaahid Boobe Oo Si Adag Uga Hadlay Shir Dadka Lagu Casuumay U Badnaayeen Kuwa Ugu Neceb Somaliland

Hargeysa (Himilo) – Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo ka mid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Shir loogu Magac-daray “Aragti-wadaag”, kaasi oo dhawaan lagu qabtay Magaalada Jabuuti isla-markaana aad loogaga dooday Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland iyo Midnimada Soomaaliya.

Boobe ayaa sheegay in Shirka ka dhacay Jabuuti lagu soo casuumay Dadka ugu neceb Somaliland ee ku nool Qurbaha iyo Dalka Soomaaliya iyo meelo kale, halka Somaliland-na lagaga casuumay Saddexda xubnood oo keliya, taasi oo uu ku tilmaamay inay markhaati u tahay sida Soomaalida Koonfurtu aanay Daacad uga ahayn waxa reer Somaliland doonayaan.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply