SOMCABLE

DAAWO: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Ula Hadlay Golihiisa Wasiiradda

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay golihiisa wasiiradda, mar uu shalay u furay kulan afar maalmood socon doona oo lagaga tashanayo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen isla markaana wax u qaban lahaayeen ee ay u gudan lahaayeen waajibkooda. waana kan hadalka Madaxweynaha oo dhameystirani.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply