SOMCABLE

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Madaxda Hay’ada Islamic Relief

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxda hay’ada Islamic Relief, islamarkaana ka dhegaystay waxqabadka ay Dalka Somaliland ka fulisay.

kulankaasi oo dhameystiran waa kan ee daawo.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland