SOMCABLE

DAAWO: Khudbado Muhiim Ah Oo ay Jeediyeen Guddoomiyaha Guurtida, Dr. Galaydh, Safiirka Itoobiya Ee Somaliland Iyo Rayaale

Hargeysa (Himilo) – Munaasibad ballaadhan oo casho-sharafeed iyo Afur is barkan ah oo loogu dabbaal-deggayo sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland.

IMG_4554

Munaasibadda waxa hadallo ka soo jeediyey Siyaasiyiinta kala ah Guddoomiyaha Guurtida, Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Madaxweynihii hore ee JSL Daahir Rayaale Kaahin iyo Masuuliyiin kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadaha Masuuliyiintaa oo dhamaystiran

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply