SOMCABLE

DAAWO: Hanti-dhowrka Qaranka Oo Baadhitaanno Ka Bilaabay Magaalada Berbera

Berbera (Himilo) – Hanti-dhowrka Qaranka ayaa baadhitaanno ka bilaabay Dawladaha Hoose iyo Wakaaladaha Biyaha ee Magaalooyinka Dalka qaarkood.

Hanti-dhowrka Qaranka

Hawl-wadeennada Xafiiska Hanti-dhowrka ayaa Saaka si Kedis ah u tagay Dawladda Hoose iyo Wakaaladda Biyaha Berbera, waxayna markiiba Waraaqo ku dhejiyeen Xafiisyada Lacag qabashada.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply