SOMCABLE

Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiillada Oo La Kulmay Hanti-dhowraha Guud Ee Qaranka

Hargeysa (Himilo) – Guddiga Ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta kulan la yeeshay Hanti-dhowraha guud ee Qaranka.

Kulankan oo Saxaafaddu dibedda ka joogtay intii uu socday waxa markii uu dhamaaday waxa Saxaafadda uga warramay Guddoomiyaha Guddiga ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxaanu faahfaahiyey ujeeddada kulankaasi.

 Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply