SOMCABLE

DAAWO: Dhaam-biyood Laga Hirgelinayo Deegaan Hoos-taga Degmada Sallaxley (Shaacin)

Sallaxley (Himilo) – Xukuumadda Somaliland, ayaa Dhaam-biyood ka hirgelinaysa Deegaanka Kala-gooye oo ka mid ah Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex.

Goobta Dhaamka laga dhigayo

Dhaamka oo haddii uu hirgelo ay ka faa’idaysan doonaan Dadka halkaa ku dhaqan, ayaa waxa shaacintiisa Maanta halkaa u tagay Xubno ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta deegaanka Sallaxley iyo Xubno kale.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply