SOMCABLE

Billad-Geesi Lagu Maamusay 16 Jir Badbaadiyey Carruur Iyo Hooyadood, Ka Dib Markii Daad Qaaday + Daawo MUUQAAL

Hargeysa (Himilo) – Cabdiqani Xuseen Xasan, waa 16 jir naftiisa halis u geliyey si uu daad uga badaadiyo laba carruura iyo hooyadood, halka laba kalena ay ku geeriyoodeen daad ka soo rogmaday balliga Xaafadda Qudhac-dheer ee Magaalada Hargeysa bishii hore.

Cabdiqani Geesi

Cabdiqani ayaa billad-geesi lagu hor-guddoonsiiyey boqallaal arday oo ka wax barta dugsiga Qudhac-dheer oo uu ka mid yahay ardayda wax ka barata.

Billad-Geesi

Halkan Hoose Ka Daawo War-bixin laga diyaariyey Wiilka badbaadiyey Carruurta iyo Hooyadood iyo billad-Geesida la guddoonsiiyey

 

Himilomedia.com/Hargeisa Office

Leave a Reply