SOMCABLE

DAAWO: Axsaabta Siyaasada iyo Guddiga Doorashooyinka Oo Heshiis Ku Gaadhay Muddo Kordhin In Loo Sameeyo Xukuumadda

Hargeysa (Himilo)-Shir ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha saddexda Xisbi iyo xubnaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo Madaxweynaha ayaa lagu qabtay qasriga Madaxtooyada ayaa lagu heshiiyey in muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda, islamarkaana doorashada Madaxtooyada la qabto 10.10.2017, sidoo kalena in lays raaciyo doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Golaha Degaanka.

heshiiskan ayaa waxa saxeexey Guddoomiyeyaasha Saddexda Qaran.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland