SOMCABLE

DAAWO: Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Maaliyadda Oo Xilka La Wareegay Iyo Nuxurka Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey

Hargeysa (Himilo) – Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Gurxan ayaa Xilkii Agaasimaha guud kala wareegay Cabdiraxmaan Musaabaqo oo Madaxweynuhu u Magacaabay Agaaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda.

Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Mid ka mid ah Xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire oo Labada Masuul xilka u kala wareejiyey.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

Himilomedia.com/Hargeisa Office

 

Leave a Reply