SOMCABLE

Baafin: Liisan Lumay

Liisan Lumay

Copy: Warqaddii Muwaadinka lagu siiyey Liisanka Gaadiidka badda

Aadan Maxamed Jaamac wuxuu baafinayaa Liisan nooca Gaadiidka Badda ah oo kaga lumay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan inta u dhaxaysa Huteelka Imperial iyo Xafiiska guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland.

Mr. Aadan Maxamed Jaamac wuxuu Ciddii hesha Liisankaa oo muhiim ah uu si naxariis leh uga codsaayaa inay ku soo hagaajiyaan Telefoonnada kala ah:-

063 4435010 ama 0634240643

Aadan Maxamed Jaamac

Hargeysa/Somaliland

Leave a Reply