Author Archives: Mubaarik Gabyaaye

Yaab Iyo Amakaag Laga Muujiyey Gabdho Sucuudi Ah Oo Xaramka Barakaysan Ku Dhex Ciyaarayey Turub !

dumarka

Xaramku waa goob barakaysan waana qiblada muslimiinta ee meel kasta oo ay adduunka kaga noolyihiin ba ay u jeedsadaan marka ay Ilaahay SWT hor istaagayaan amase tukanayaan. Dalka Sucuudiga ayaa waxa muddooyinkan dambe ka socdo isbedalo aad u layaab badan haddii ay tahay dhinaca dhaqanka iyo sidoo kaleba dhinaca cibaadada. Dadka dalkaasi u dhashay ayaa waxay aad u qaada dhigeen ...

Read More »

Ruushka: Baraf Gallaaftay Nolosha Gabadh Yar Oo Laba Jir Aheyd !

baraf

Gabadh yar oo u dhalatay dalka Ruushka ayaa geeriyootay kadib markii ay macalimiinteedu ku iloobeen barxadii dugsiga. Gabadhaasi yar ayaa waxay ku jirtay dugsiga barbaarinta carruurta yaryar waxaana la sheegay in xilligii nusasaacaha kadib ay macalimiinteedu ku iloobeen barxada dugsiga waxaana halkaasi ka dhacayay baraf laxaad leh. Gabadhani yar ayaa waxa la sheegay in barafka ku dhacay ee laxaadka lahaa ...

Read More »

Yaab: Dawlad La Dagaalamaysa JIIR Oo Ku Bixinaysa Boqolaal Kun Oo Dollar Iyo Tirada Ciidammada Ka Hawlgalaya !

jiir

Dalka Newzland ayaa waxa dhibaato aad ah ku haya jiirka waxaanu ku badanyahay gaar ahaan Antiboard ee koonfurta dalkaasi. Xukuumadda Dalkaasi ayaa waxay hawl ku qaadi doontaa goobtaasi uu ku noolyahay jiirkaasi faraha badan waxaanay hawl galkaasi u diyaarisay toban nin oo bileys ah iyo sidoo kale saddex Ey oo ah kuwa tababbaran ee la shaqeeya Bileyska. Sidoo kale hawlgalkaasi ...

Read More »

Magaalada Barakaysan Ee Makka Oo Nin Mindi Galiyay Nin Masaajid Kula Tukanayey !

midi

Nin u dhashay Dalka Sucudiga ayaa si badheedh ah Mindi qoorta uga galiyey Nin Ajanabi ah oo ay masaajid ku wada tukanayeen. Dhacdadan aadka u foosha xun ayaa waxay ka dhacday magaalada barakaysan ee Makka waxaanay labadan nin ku wada tukanayeen, balse nasiib dambiilihii ku kacay falkaasi ayaa waxa qabtay dadkii ku tukanayay masaajidkaasi waxaanay u dhiibeen ciidammada Ammaanka ee ...

Read More »

Haween Baal Dahab Ka Galay Taariikhda Sucuudiga Oo Qabtay Xilal Aanay Haweenka Dalkaasi Hore U Qaban Jirin !

gabadh

Sidii caaddada ka aheyd Dalkaasi Sucuudiga waxay haweenka dalkaasi ku sugnaan jireen guryahooda loomana ogoleyn inay wax shaqo ah qabtaan, balse muddooyinka dambe ayaa waxa maalin ba maalinta ka dambaysa soo baxaya haweenka dalkaasi u dhashay oo qabta jagooyin aanay hore u qaban jirin haweenku. Dr Riim Al-banyaan oo ku takhasustay xanuunada maskaxda iyo neerfayaasha ayaa waxay noqotay haweenaydii ugu ...

Read More »

Wefti Ka Socda DP World Oo Kulankoodii Koowaad La Yeelatay Madaxweynaha Cusub

warka Dp World (1)

Hargeysa, 21 Feebarweri, 2018 (Himilo) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay Qaabilay Wefti ka socda Shirkadda Carbeed ee DP World, taasi oo Maamusha Dekedda Berbera. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada oo soo gaadhay Wargeyska Himilo, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta (Shalay) xafiiskiisa ...

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Waalidiinta Ka Dul-qaaday Kharashaadkii Kaga Bixi Jiray Buugaagta Waxbarashada Ubadkooda

Warka Koowaad (7)

  Hargeysa, 21 Feebarweri, 2018 (Himilo) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka Bisha Febarweri (February) ee sanadkii 1982-kii oo Shalay ku beegnayd.. Munaasibaddan oo lagu qabtay Hutel Ambassador ee magaalada Hargeysa Shalay oo ay taariikhdu ahayd 20.02.2018, isla-markaana ay soo qaban-qaabiyeen wasaaradda ...

Read More »

WADDANI Oo Khiyaamo Qaran Ku Eedeeyay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibedda Oo Xisbigu Sheegay Inuu La Kulmay Raysal-wasaaraha Soomaaliya

Warka labaad ee WADDANI

Hargeysa, 21 Feebarweri, 2018 (Himilo) – La-taliyaha Arrimaha dibedda ee Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa sheegtay in Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar uu Magaalada Muqdisho kula kulmay Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Marwo Faadumo Siciid oo soo xiganaysa waxa ay ku sheegtay ‘ilo xog-ogaal ah’ ayaa sheegtay in ...

Read More »

Komishanka Oo Lagu Eedeeyay Inay Kala Saari Kari La’yihiin Xubno Isku Haysta Kursi Golaha Wakiillada Ah Oo Uu Banneeyay Wasiirka Biyuhu

Warka Komiishanka

Hargeysa, 21 Feebarweri, 2018 (Himilo) – Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyey culays saaro Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee muddada dheer fadhiyey, si buu yidhi Doorashada Wakiillada xilligeeda loo gelo. Xildhibaan Indho-indho wuxuu sheegay in loo baahan yahay in saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada ee Muddada dheer muranku ...

Read More »

Safiirka & Ku-xigeenka Masar U Jooga Soomaaliya Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland, Waxyaabaha Ay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi

Warka Safiirka Masar

Hargeysa, 21 Feebarweri, 2018 (Himilo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya oo uu fadhigiisu yahay magaalada Nayroobi ee caasimadda Kenya, Amb. Waliid Ismaaciil oo uu wehelinaayo ku xigeenkiisa Mr. Axmed Shadiid. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed Madaxtooyadu ka soo saartay kulankaasi, waxaanu u dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Read More »