Author Archives: Himilo Editor

Wiil Carbeed Oo Qaxoonti Ku Ahaa Turkiga Oo Qudha Isaga Jaray Cunsuriyad Ay Kula Dhaqmeen Macallimiinta Dalkaasi !

Wiil u dhashay Dalka Suuriya kana mid ahaa Qaxoontiga Dalka Suuriya ee ku sugan Dalkaasi Turkiga ayaa qudha iska jaray. Saxaafada Dalkaasi Turkiga ayaa waxa lagu baahiyey in wiilkaasi yar uu ku noolaa Magaalada Kocaeli ee Dalkaasi, wiilkan ayaa sababta uu isku deldelay tahay inuu jidh diiday hab dhaqanka uu kala kulmay macalimiintiisa. Wiilkan ayaa la sheegay in uu ardayda ...

Read More »

Daawashada Badan Ee Fillimada Oo La Sheegay Halista Ay Ku Leedahay Nolosha Aadmiga !

Deraasad cusub oo Dhawaan la soo saaray ayaa waxa lagu xaqiijiyey in daawashada faraha badan ee Aflaamtu in ay sababto gabawga degdeg ah. Sidaana waxa lagu baahiyey Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay daawashada Aflaamta cabsida iyo sidoo kale kuwa qosolka ah ayaa saameyn ku yeesha muuqaalka wejiga waxa aanay arrintaasi sababi kartaa in wejigu ururo sidaasina qofka ...

Read More »

Garsoore Isku Dhex Toogtay Maxkamadda Kadib Markii Eedaysanayaashii Wax Dambi Ah Lagu Waayey !

Garsoore u dhashay Dalka Thailand ayaa isku dayey in uu is toogto waxa aanu la soo baxay baastoolad kadib markii ay dhammaatay dacwad lagu eedanayey saddex qof kuwaasi oo haddii dambigaasi ku caddaado muteysanayey xukun dil ah. Garsoorahan oo magaciisa la yidhaahdo Khanakorn Biyanashana ayaa isku dayey Inuu isku dhex toogtay hoolka Maxkamadda uu maamulo, balse nasiib wanaag isku dayga ...

Read More »

Tirada Aflaamta La Soo Saaro Sanadkii Oo Kor U Sii Kacaysa Kadib Markii Laga Helay Dakhli Aad U Badan !

Soo saarista Aflaamta ah shaqo dalal badan ay ku tartamaan maadaama oo guud ahaan dalalka caalamka aanay jirin dad aad u tiro badan oo daawada aflaam aanay xataa fahmayn waxa ay ka hadlayaan. Waxa aynu qoramadeenan ku eegi doonaa Tirada fillimada (Films) ee la soo saaray sanadkii 2017kii oo kala ahaa:- India: 1,986 China: 970 United States: 821 Japan: 594 ...

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Cid Somaliland Ahi Ka Qayb Gasho Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland & Baaq Ay U Direen Madaxweyne Biixi  

Xildhibaan Ku Dhawaaqay In Siyaasiyiin Iyo Dad Kale Ka Qayb Galayaan Caleemo Saarka Kismaayo & Xukuumadda Oo Aan Ka Hadal Hargeysa, 06 Oct, 2019 (Himilo)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u diiday in cid ku abtirsata Somaliland ay ka qeyb gasho xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Dalkaasi Soomaaliya ee Jubbaland, isla markaana Xisbiga Waddani waxa uu Madaxweynaha ...

Read More »

Hargeysa: Carruur La Dayacay Oo La Soo Badbaadiyey Iyo Kuwo Ku Naf Waayey & Sababta Keentay 

Hargeysa, 06 Oct, 2019 (Himilo)-Ciidamada dab-damiska JSL ayaa hawlgaladii u danbeeyey ee ay ka fuliyeen Caasimada Dalka Somaliland ee Hargeysa waxay ku soo badbaadiyeen Ubad la sheegay in Waalidkood Guri dusha kaga Qufulay kadibna uu ka tegay iyo kuwo uu liqay Dhaam weyn oo ay biyo ka buuxaan. Haddaba, Ciidanka Dab-damiska ayaa hawlgaladaasi fuliyey saacadihii u danbeeyey, sidaana waxa Idaacada ...

Read More »

Guddoomiyaha Guurtida Oo Si Toggan Uga Dareen Celiyey Ka Qaybgalka Somaliland Ee Xaflad Siyaasadeed Oo Soomaaliya Ah

Hargeysa, 06 Oct, 2019 (Himilo)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida JSL Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey isla markaana sheegay in aanay dhibaato ku jirin in cid Reer Somaliland ahi ka qayb gasho Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Dalkaasi Soomaaliya ee Jubbaland. Guddoomiyaha Golaha Guurtida JSL Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay sida uu u arko in Dad Reer Somaliland ...

Read More »

Xanuun ka dillaacay Burco Oo Dad Kala Duwan Halleelay & Xukuumadda Oo Ka Digtey Goobo Si Khalad Ah Loogu Daaweynayo 

Burco, 06 Oct, 2019 (Himilo)-Xanuun cusub oo ka dillaacay magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco oo halleelay dad kala duwan, isla markaana ay xukuumaddu ka digtay inay jiraan goobo si khalad ah dadka loogu daweynayo oo siinayo dawo aanu u baahnayn oo ay lacag badani kaga baxeyso. Ugu horreyna, Agaasimaha Cusbitaalka Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Mudane Cabdi Suudi, ...

Read More »

Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka & Xildhibaanno Kale Oo Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay In Ay Haystaan Laba Baasaboor

Nairobi, 06 Oct, 2019 (Himilo)-Aden Barre Ducaale oo laga soo doorto Garisa, waa hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa beeniyay in uu haysto dhalashada dal kale, ka dib markii arrintaa lagu eedeeyey isaga iyo xildhibaanno kale oo qaarkood ay Soomaali yihiin. Xildhibaan Ducaale wuxuu sheegay in ay shirqool u dhigayaan dad uu ku tilmaamay “kuwo iska dhigaya in ay shaqo hayaan, ...

Read More »

Iran Oo La Shaaciyey Inay Weerar Internet-Ka Ah La Beegsatay Ololihii Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka

Koox jabsata internetka oo la rummeysan yahay inay xidhiidh la leeyihiin dawladda Iran ayaa waxay bartilmaameedsadeen doorashada madaxweynanimada dalka Mareykanka ee 2020, waxaana sidasi shaacisay shirkadda dhanka tiknoolajiyada ee Microsoft. Kooxdan ayaa weerar ku qaaday in ka badan 200 oo email oo qaarkood ay iska lahaayeen dad gacan saar la leh ‘Ololaha doorashada Mareykanka’, sida ay shirkaddu sheegtay. Bartilmaameedka kooxdan ...

Read More »