Author Archives: Himilo Editor

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Cafis Soo Dalban Doonaan Wasiirro La Soo Shaqeeyay Madaxweyne Silaanyo Oo Dhawaan Tagey Magaalada Muqdisho

“Intaas Oo Sannadood Bay Wasiirro Soo Ahaayeen, Inay Dabbayshu Marba Meel U Qaaddo Ma Ahayn,  Laakiin Berri Waxaad Arki Doontaan Iyagoo Leh….” Wasiir Ku-xigeenka Amniga  Hargeysa, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Saddex Xubnood oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay inay dhawaan tageen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ...

Read More »

Maxkamad Ka Garnaqaysa Dacwad Xaasaasi Ah Oo Shirkadda DP World Ka Gudbisay Dowladda Shiinaha Oo Deyn Xad-dhaaf Ah Ku Yeelatay Jabuuti

Hong Kong, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Shirkadda DP World ayaa dacwad ku soo oogtay shirkad ay leedahay Dowladda Shiinaha oo badhtamaha sannadkii hore la wareegtay gacan-ku haynta Dekedda Doraleh ee dalka Jabuuti. Shirkadda DP World ayaa dacwadda ka furatay Maxkamad ku taalla magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha, waxaanay shirkadda ku eedaysay inay sifo sharci-darro ah ula wareegtay gacan ...

Read More »

Xukuumadda Oo Ingiriiska Ugu Baaqday Inay Somaliland Ka Reebto Digniinnaha Ah In Aanay Muwaadiniinteedu U Safrin Dalka Soomaaliya

Hargeysa, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Digniin dhanka Ammaanka ah oo Dawladda Boqortooyada Ingiriisku soo saartay. Dawladda Ingriiska ayaa Toddobaadkan War ay soo saartay waxay Muwaadiniinteeda ku sugan Dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo Somaliland-na ku jirto ku waanisay inay ka feejignaadaan Falal amni-darro oo ay sheegeen inay Maagan yihiin kooxaha Xag-jirka ah ee ...

Read More »

Turkiga Oo Gobol Somaliland Ah Ku Sheegay Soomaaliya, Toddobaad Ka Dib Kulan Madaxweyne Biixi La Yeeshay Ergayga Wada-hadallada

Muqdisho, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Dawladda Turkiga oo dhawaan soo Magacowday ergay la sheegay inuu u qaabilsan Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa muujisay inay illaa hadda u xaglinayso dhinaca Dalka Soomaaliya. Dhexdhexaadnimo la’aanta Dawladda Turkiga ee arrimaha u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxay dib u soo cusboonaatay isla-markaana dibedda u soo baxday, ka dib markii Xafiiska Turkigu uu ...

Read More »

UCID Oo Soo Jeediyey In Komiishan Cusub La Dhiso, Intaan La Gaadhin Bisha 11-aad Oo Kuwa Jooga Wakhtigoodu Ku Eg-yahay

Hargeysa, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in Komiishanka Qaranka ee xilligan joogaa aanu qabaneyn Doorashada Golaha Wakiillada ee Golaha Guurtidu u muddeeyay 13-ka bisha December ee sannadkan. Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Xisbiga UCID, Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo ka mid ah Xubnaha Xisbigaas u qaabilsan Wada-hadallada Xisbiyada Qaranka ee ku muransan dib u ...

Read More »

Madaxweyne Trump Oo Iscasilaad Ugu Baaqay Xildhibaanad Soomaaliyad Oo Dhaleecaysay Israa’iil

USA, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa si toos ah ugu baaqay in ay is casisho Ilhaan Cumar oo ka mid ah xubnaha Aqalka Congress-ka, kaddib qoraalkeedii loo arkay Yahuud naceybka oo ay soo dhigtay boggeeda Twitter-ka doraad. Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in Yahuud naceybku marnaba boos ku laheyn Aqalka Congress–ka Maraykanka gudihiisa, sidaa daraadeed ...

Read More »

Abwaan Ka Hadlay Jiilka Cusub Ee Soomaalida Iyo Dhaqanka Doorsoomay

Hargeysa, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Soomaalidii hore iyo tan Maanta joogta ayaa waxyaabo badan oo dhaqanka iyo noolashaba ah ku kala duwan yihiin, sida uu sheeg Saciid Ibraahim Dool. Abwaanka oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi  “Wakhtigii hore nolosha umaddeenu salkay ka fadhiday, macno waynna way lahayd, Qof dhulkiisa ku kalsoon, maalkiisa ku kalsoon, magaciisa ku kalsoon, salka ayaana ...

Read More »

Dawlad Dib U Furaysa Goob Ay Ku Takoori Jirtay Dadka Qoxootiga Ah

Australia, 14 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Ra’iisal-wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa sheegay in uu dib u furi doono xaruntii Christmas Island ee dadka lagu hayn jiray, taas oo muran badan horay uga dhashay, arrintan ayaana timid ka dib markii uu baarlamaanka kala kulmay guul darro taariikhi ah. Salaasadii ayay xildhibaanno aan xukuumadda ka mid ahayn u suuragashay in la meelmariyo ...

Read More »