Author Archives: A.A.Carab Carab

Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay Inaan Maamulkiisu Lahayn Awood Buuxda Oo Uu Iskaga Difaaca Daacish & Al-shabaab Oo Kulaalaya

Garoowe, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland Siciid Cabdilllaahi Deni ayaa sheegay in Maamulkiisu aanu awood buuxda u lahayn inuu iska difaaco Kooxaha Xagjirka ah ee ka dagaalama Soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood Bilihii u dambeeyay isku urursanayeen Buuralayda Galgala. Madaxweyne Deni oo Shalay booqday qaybta 54-aad ee Ciidammada Puntland, ayaa sheegay in Maamulkiisa aanay wax Kaalmo Ciidan ahi ...

Read More »

Wasiirka Beeraha Oo Sheegay Inaanu Kulmiye Ka Baxayn, Xitaa Haddii Xilka Laga Qaado

Boorama, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inuu weligiiba ka mid ahaanayo Xisbiga Kulmiye oo aanu ka bixi doonin. Wasiir Axmed Muumin Seed oo khudbad ka jeediyey Furitaankii Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE oo Shalay lagu soo gunaanaday Magaalada Boorama oo uu laba Maalmood ka socday, ayaa sheegay inuu ...

Read More »

Jawaabaha Uu Madaxweynaha Somaliland Ka Bixiyey Su’aalo U Badan Tabashooyin Ay Haweenka Xisbiga Kulmiye Ka Qabaan Xukuumaddiisa

“Reerka Cabdalle Arab Waa Reer Weyn Oo Miisaankiisa Leh, Wax Weyna Waanu La Jecel Nahay, Laakiin Waxay Walaalo Yihiin Mid Aan Waxba Reebayn….” Boorama, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay su’aalo ay si daran-doori ah u waydiiyeen Haweenka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ka dib markii Shalay Magaalada Boorama lagu soo gunaanaday ...

Read More »

Shirkad Ku Guulaysatay Daabacadda Manhajka Maddarasadaha Oo Wasaaradda Diintu Hirgelinayso

Hargeysa, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey laba mashruuc oo qandaraaskooda ay Wargeysyada hore ugu baahiyeen oo kala ahaa; daabacaadda Manhajka Maddarasadaha Diiniga ah ee dalka oo hirgelinayso Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu iyo mashruuca labaad oo ah raashin loo iibinayo carruurta lagu hayo xarunta agoonta ee Maxamed Mooge, waxaana ku kala guulaystay Shirkadaha HEMA Books ...

Read More »

Hindiya Oo Weerar Cirka Ka Fulisay Gudaha Pakistan, Ka Dib Qaraxyo Lagaga Dilay 40 Askari

Hindiya, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Dawladda Hindiya ayaa sheegtay inay duqeysay xiro ay kooxda mintidiinta Kashmir ee Jaish-e-Mohammad ay ku leedahay gudaha dalka Paakistaan. Kooxdan ayaa dhowaan sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin baabuur ahaa oo laba toddobaad ka hor lala beegsaday ciidamada sida milatariga u tababbaran ee qeybta Kashmir ee India, kaasi oo lagu dilay 40 Askari. Xoghayaha wasaaradda arrimaha ...

Read More »

Nin Iska Dhigay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta Oo Lacag Badan Dhacay

Nairobi, 27 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Booliska dalka Kenya ayaa doonaya inay muddo 10 maalmood ah xabsiga ku sii hayaan 7 nin oo lacag dhan 10 milyan oo shilin ka dhacay madaxda shirkadda Sameer Afrika, iyadoo midkood uu isaga dhigay Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Wargeyska maxalliga ah ee Daily Nation ayaa shaaciyay in Saraakiisha ciidanka ay dalbadeen in la siiyo wakhti ...

Read More »

Soomaaliya: Ilma Yar Oo Gaalkacyo Lagu Kufsaday, Kadibna Si Arxan Darro Ah Loo Dilay

Gaalkacayo (Himilo) – Waxaa magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ee Dalka Soomaaliya Meydkeeda laga helay Gabadh yar oo 12 sano jir ahayd, taasi oo shalay laga afduubay halkaasi. Dadka deegaanka ayaa BBC-da u sheegay in meydkan gabadhan yar la soo dhigay meel aan ka fogeyn xaafaddooda. Taliyaha Booliska Gobolka Mudug ee qeybta Puntland Gashaanle Sare Axmad Cismaan Cali ayaa arrintaasi ...

Read More »

Somaliland Oo Sheegtay Inay Soo Dhaweynayso Cid Kasta Oo Wada-hadashiinaysa Dawladda Soomaaliya

Hargeysa, 24 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaar u tahay Wada-hadal dhex mara Dawladda Federaalka Soomaaliya, si loo soo afjaro khilaafaadka siyaasiga ah ee u dhexeeya isla-markaana u hirgasho Madax-bannaanida Somaliland. Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA, ayaa ka jawaabay su’aal laga waydiiyey waxyaabihii ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Deyriyey Tirada Shaqaalaha Ka Hawl-Gala Wasaaraddiisa

Hargeysa, 23 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Cismaan Jaamac Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in tiro ku dhow 2,600 macalin oo ka hawl-gala dugsiyada Dowladda ay ku shaqeeyaan mushahar la’aan. Wasiirka Waxbarashada Somaliland waxa uu sidaas ku sheegay warbixin uu siiyey Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo wasiirku hortagay shalay, waxaanu halkaas ...

Read More »

Saylici Oo Lagu Eedeeyay Inuu Deegaamayn Ka Wado Dhul Ka Mid Ah Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa, 23 Feebarweri, 2019 (Himilo) – Odayaal iy Waxgarad ka soo jeeda Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex, ayaa Madaxweyne ku-xigeenka ku eedeeyay inuu Deegaamayn ka wado Dhulka lagu muransan yahay ee Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex, gaar ahaan Ceel la helay iyo Dhulka ku dhow. Odayaasha ka soo jeeda Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka ...

Read More »