XULKA HIMILO

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Wareysi Uu Siiyey HIMILO Kaga Hadlay Khilaafka Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada Somaliland

“Axsaabtu waa eed ka carrar oo waxay isleeyihiin Madaxweynaha aan doorasho galaynin go’aanka ha gaadho, laakiin Madaxweynaha..” Axmed Yuusuf Yaasiin – Wareysi Gaar Ah Hargeysa 28 July, 2016 (Himilo) – Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Himilo ayaa sheegay in xilligan loo diyaar-garoobayo doorashooyinka aan xal laga gaadhi karin khilaafka ...

Read More »

SOMALILAND: Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Colaadeed Oo Maamul-gobolleedka Puntland Doonayo Inuu Ku Carqaladeeyo Diwaangelinta Gobolka Sanaag

“Ciidammada Puntland iyo Shacabka Puntland xaq-bay u leeyihiin inay Dhulkooda ka difaacaan Daan-daansiga Qaawan ee Somaliland ku samaynayso Gobolka Sanaag..” Wasiirka Amniga Puntland  “Somaliland, Dhulkeeda iyo Xuduudaheeda Soo jireenka ah ayey Ciidamadeedu ku sugan yihiin oo ay sugayaan amnigooda, Hadalka Ka Soo yeedhay Wasiirka Amniga Puntland-na waa hadal..” Wasiir Ku-xigeenka Amniga Somaliland   Gaalkacayo, 17 July, 2016-(Himilo) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ...

Read More »

Wargeyska HIMILO Oo Helay Warqad Uu Xoghayihii Qaramada Midoobay Ee BUTRUS QAALI U Soo Diray Guddoomiyihii Guurtida Somaliland Ee Geeriyooday Iyo Farriinta Ay Xambaarsanayd

    “Waan idinku dhiirigalinaynaa dedaalo kasta oo aad ugu jirtaan dhisidda nabadda iyo xasiloonida aad ka wadaan Gobolka iyo go’aanka aad la wadaagaysaan dadkiina.” Xoghayihii Qaramada Midoobay ee Sagaashamaadkii Hargeysa  22, June, 2016 – (Himilo) – Wargeyska Himilo, ayaa helay Warqad uu toos ugu soo diray Golaha Guurtida Somaliland, Xoghayihii hore Qaramada Midoobay Mr. Botruos Ghali markii ay dalka ...

Read More »

Wada-hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Maanta Ka Furmi Lahaa Turkiga Oo Dib U Dhacay, Sababaha Keenay Inay Toddobaad Gudihii Laba Jeer Baaqdaan & Wefti Caalamiya Oo Hargeysa Imanaya

    Ujeeddooyinka Farriimo Xukuumadaha Hargeysa Iyo Muqdisho U Direen Dawladda Turkiga Oo Marti-gelin Lahayd Wada-hadallada Toddobaadka Gudihii Baaqday Labada Jeer   Hargeysa, 06 June, 2016 (Himilo) – Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya oo lagu waday inay Maanta dib uga furmayaan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, ayaa Mar Kale dib u dhacay. Wada Hadallada oo qorshuhu ahaa inay Dalka Turkiga ka ...

Read More »

SOOL: Dagaalkii DHARKEYN-GEEYO Oo U Wareegay Deegaan Cusub, Tirada Dadka Ku Dhintay, Dedaalka Ciidammada Qaranka Iyo Laascaanood Oo Bandoo  Lagu Soo Rogay

    Badhasaabka Gobolka SOOL Oo Wargeyska Himilo Uga Warramay Dagaalka Alloosan, Wuxuu Ka Dhashay, Dadka Ku Dhintay Iyo Xaaladda Wakhtigan   Laascaanood, 05 June, 2016 (Himilo) – Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa gurmad nabadeed u tagey deegaanka Dharkeyn-geeye oo ay dirir collaadeed ku dhexmartay laba beelood oo reer Somaliland ah, isla-markaana la wareegay Ammaanka guud ee deegaankaasi, iyadoo guddida nabadgelyada ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeen 2-aad, Dareenka WAABEEYE & Magacyada Xubno C/laahi Jawaan Ku Jiro Oo Lagu Daray Guddida Fulinta

    “Xisbiga KULMIYE Ee Hadda Jira Anigu Wax Hawl Ah Oo Aan Ku Leeyahay Ma Jirto. Gabey baa Ahaa Ninkii Iga Maarma Anna Uma Muraad-yeesho…” Xildhibaan Waabeeye – Wareysi   Hargeysa, 2 June, 2016-(Himilo) – Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay buuxiyey Jagada Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbigaasi oo uu laga saaray Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ...

Read More »

Shaqaalaha CIGAAL AIRPORT Oo Laga Mabnuucay Isticmaalka Telefoonnada Gacanta Intay Shaqada Ku Jiraan Iyo Maamulaha Madaarka Oo Ka Hadlay Sababaha Keenay

    Hargeysa, 2 June, 2016-(Himilo) – Shaqaalaha Madaarka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal, ayaa laga Mabnuucay inay Isticmaalaan Mobillada inta ay ku jiraan Shaqada, ka dib markii Maamulka Madaarku dareemay in Shaqaaluhu Shaqada kaga mashquulaan Isticmaalka Baraha Bulshada sida Facebook, taasi oo saamayn ku yeelatay Habsami u socodka Shaqada Madaarka. Shaqaalaha Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal, ayaa Wakhtiga ay Shaqada ...

Read More »

Dhacdooyinkii Ugu Layaabka Badnaa Ee Imtixaannaadka Shahaadiga Ah, Askar Iyo Arday Dhaawacyo Soo Gaadheen & Maamuleyaal Taageeray QISHKA Oo La Xidhay

    Magacyada Dugsiyada Mushkiladaha Ugu Badan Ka Dhaceen, Arday Laga Soo Saaray Faashash Ay Ugu Talo-galeen Inay Kula Dagaalamaan Ilaaliyeyaasha Imtixaanka Iyo Fadeexadda Sannadkan U Soo Hoyatay Waalidiinta Ardayda Qishka Qorsheystay   Hargeysa, 1 June, 2016-(Himilo) – Waxa Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ka socda Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Somaliland, kaasi oo ay ka qayb-gelaayaan ...

Read More »

Dawladda Somaliland Oo Ka Hadashay Qorshe Soomaaliya Ku Doonayso In Mustaqbalka Lagu Mideeyo Imtixaannaadka Shahaadiga Ah Iyo Sababta Isku Beegtay Sannadkan

    “Wakhtiga Imtixaannadu Dunidu way kulmi karaan, balse ma jirto wax Xidhiidh ah oo ka dhaxeeya Wakhtiga billowga Imtixaanka Shahadiga ah ee Somaliland iyo Soomaaliya”. Wasiirka Waxbarashada Somaliland – Wareysi Gaar Ah   “Heshiisku Wuxuu ahaa in Somaliland Sannadka Dambe ka qayb-gasho Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Soomaaliya..” Dawladda Federaalka Soomaaliya   Hargeysa, 30 May, 2016-(Himilo) – Dawladda Somaliland, ayaa ...

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Oo ‘Wax La Iska Yidhi Ku Tilmaamay’ Hadal Uu Madaxweynaha Somaliya Ku Sheegay In Xukuumaddiisu Dhaqaale U Raadinayso Waddo Laga Dhisayo Somaliland

    Wargeyska Himilo Oo Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Ka Wareystay Hadalka Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya   Muqdisho, 30 May, 2016-(Himilo) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali-Mareexaan), ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dalka Soomaaliya, kaas oo sheegayey inuu ku hawlanyahay baadi-doonka dhaqaale uu ku dhisayo waddo laami ...

Read More »