XULKA HIMILO

Itoobiya oo ka hadashay Mowqifkeeda la xidhiidha Hubka Saaran Markabka ku xidhan Dekedda Berbera oo ay Indhahooda ku soo arkeen

Sarkaal ka tirsan Safaaradda Itoobiya oo Berbera ku tagay indho-indhaynta Markab Hubku saaran yahay   Hargeysa, 31 Jan, 2015 (Himilo)- Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horeysay ka hadashay Markab dhowaan ku soo xidhay dekedda Berbera, kaas oo xukuumadda Somaliland xannibtay kaddib markii laga helay saanad-milari oo laga shakiyey cidda iska leh.   Markabkan oo maalmihii u dambeeyey ku xannibnaa Dekedda ...

Read More »

Guddoomiyaha Bisha Cas Somaliland Oo Deedefeeyey In Soomaaliya Laga Xukumo, Faahfaahina Ka Bixiyey Qaabka Ay U Kala Shaqeeyaan

“Bisha Cas waa hay’adda keliya ee xafiis dal madaxbanaan ula dhaqanta Somaliland, ka Soomaaliyana oo ilaa Puntland….” Mr. Axmed Cabdi Bakaal Hargeysa 29 January, 2015 (Himilo)- Guddoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland Mr. Axmed Cabdi Bakaal ayaa shaaca ka qaaday inay kala madaxbanaan yihiin xafiisyada Bisha Cas ee Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana socdaalkii uu dhowaan ku tegay dalka Qatar loogu ...

Read More »

Qodobo Muhiim U Ah Bulshada Oo Ka Soo Baxay Kulan Diimeed Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Qorshaha Xukuumada Ee Ku Lamaan

Sidii guurka la fuddudeeyn lahaa iyo barbaarinta ubadka iyo qodobo kale oo ka soo baxay kulanka culimada Hargeysa, 29 January, 2015 (Himilo)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa sheegay in dawladdu tallaabo adag ka qaadayso dhallinyarada budhcada ah, waalidiinta iyo cuqaasha dabagasha marka ciidammada ammaanku gacanta ku dhigaan. Sheekh Khaliil oo khubad ka jeediyey xidhitaanka kulamo diini ...

Read More »

Masuul Hay’ad Samofal Somaliland Ah Oo Qeyb Ka Noqday Wefti Soomaaliya Ah, Xilli Xukuumadu Mamnuucday In Taageero Loo Soo Mariyo Iyo Saamaynta Talaabadani Ku Yeelanayso Gooni-Isu-Taaga

Madaxa Bisha cas Somaliland oo lagu sheegay xidhiidhiyaha Soomaaliya Doha 28 January, 2015 (Himilo)- Axmed Cabdi Bakaal, madaxa Bisha Cas ee Somaliland Axmad Bakaal ayaa la sheegay inuu  qeyb ka ahaa wefti guddoomiyaha Bisha Cas ee Soomaaliya Dr. Axmed Maxamed Xasan hogaaminayey oo heshiis isfaham  kula soo saxeexday Hay’adda bisha cas ee dalka Qatar, kulan ka dhacay magaalada Qatar. Kulankaa ...

Read More »

Xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Markabkii Hubka sidday ee Dekedda Berbera iyo dareenadda ay ka bixiyeen Shirkada qaabilsan xamuulka saaran, Wakiilka Somaliland ee Markabka & Dooda Xukuumadda

“Markabkani dekada Berbera markuu yimi sida sharciga kumuu soo wargelin dekeda inuu hu sido, markii la arkayna…..” Waa kuma Wakiilka Somaliland ee markabka iyo halka lagu wado hubka saran? Berbera 25 January, 2015 (Himilo)- Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka oo shixnad ganacsi u waday ganacsato Somaliland ayaa la sheegayaa in hub kala duwan oo markabkaasi siday ku waajahnaa magaalada Dubai ...

Read More »

Masaafada deegaanada miinooyinku kaga jiraan Somaliland, meelaha ugu badan yihiin iyo maqnaanshaha masuuliyiintii u xilsaarnaa

Xillima ayaa la saari doona dhamaan miinada ku aasan dalka Hargeysa 25 January, 2015 (Himilo)- Deegaano masaafadoodu gaadhayso boqolaal kilometer ayaa la sheegay inay weli halista miinooyinka iyo walxaha-qarxa ka jirto, inkastoo aan la magacaabin meelaha ay yihiin. Warbixin sannadlaha ee hay’adda miino-saarka HALO Trust soo saartay ayaa lagu sheegay inay burburiyeen muddadii ay hawsha miino-saarka ka wadeen goboladda Somaliland ...

Read More »

Meydka Nin Aan La Aqoonsan Oo Laga Helay Dooxa Weyn Ee Hargeysa Iyo Ciidanka Booliska Oo Baadhitaanno Ku Hawllan

Hargeysa:Jan,22,2015(Himilo)-Saaka aroortii ayaa badhtamaha Dooxa weyn ee Magaalada Hargeysa dhexmara waxa lagu arkay meydka Nin aan la aqoonsan oo yaalla, kaas oo ay ciidanka Boolisku u qaadeen dhinaca Cisbitaalka Guud. Meydka ayaa la sheegay inuu ahaa nin, isla-markaana aan wali la haynin cid aqoonsata, balse uu yahay qof loo malaynayo inuu yahay Somali, iyadoo aan la haynin sida uu ku ...

Read More »

130 Dariiqo oo loo tarbiyadeeyo Carruurta-W/Q Xuseen Guud-cadde

1. Ilmahaaga bar tawxiidka iyo in Illaahay keligii yahay muddan yahayna in keligii la caabudo. 2.Bar ilmahaaga in Illaahay inoo abuuray inaynu caabudno keligii. 3.Ilmahaaga mar walba joogto ha uga dhigin inaad Naarta uga sheekayso si aanu argagax u qaadin. 4.Ku waani inaad jeclaysiiso Alle swt, u sheeg inuu Alle ina quudiyo oo ina siiyo huga ama dharka. 5. Ilmahaaga ...

Read More »

DAAWO: Khudbada Mulkiilaha Ahna Guddoomiyaha Warbaahinta Himilo Media Group Uu Ka Jeediyey Sanadguurada 1aad Ee Wargeyska Himilo

Hargeysa 28 Dec, 2014 (Himilo) Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayey xuska sanadguurada koowaad ee ka soo wareegtay aasaaska wargeyska Himilo ee ka soo baxa caasimada Somaliland toddobaadkii shan maalmood ayaa lagu qabtay Crown Hotel oo ku yaala Caasimada Hargeysa. Dabaaldega sanadguurada Wargeyska Himilo ayaa khudbad uu kaga xogwaramayo ujeedada iyo siyaasada ...

Read More »

DAAWO: Khudbadihii Laga Jeediyey Xuska Sanadguurada 1aad Ee Ka Soo Wareegta Aasaaska Wargeyska Himilo Iyo

Hargeysa 28 Dec, 2014 (Himilo) Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa loogu dabaal dagay xuska sanadguurada koowaad ee ka soo wareegtay aasaaska wargeyska Himilo ee ka soo baxa caasimada Somaliland toddobaadkii shan maalmood, xaflada xuskan oo noqotay madal kulmisay mucaarid iyo muxaafid ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin door ah. Xuska sanadguurada 1aad ee loogu dabaal ...

Read More »