XULKA HIMILO

“Waxa jira dalal Muwaaddiniintooda uga diga tegitaanka Somaliland, oo ay haddana ka Ammaan wanaagsan tahay, waana Xaqiraad…”

  Dalxiise dalalka Caalamka isaga dab-qaada oo ka warramay Waxyaabo Somaliland ka jira oo aan inta badan waddamada Dunida ka jirin “Ma arkin intaan socdaallada waddamada Adduunka marayey goob la taariikh ah Laas-geel, laakiin kuma jirto Diiwaanka, aqoonsi la’aanta Somaliland awgeed, waana fadeexad dul saaran UNESCO…” Mr. Shene Dallas Hargeysa 09 December, 2015 (Himilo)- “Waxa ugu horreeya eed ogaanaysid markaad ...

Read More »

Urur-goboleedka IGAD oo wada qorshe lagu Calaamadinayo Xuduudka u dhexeeya Jabuuti iyo Somaliland iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Taliyaha Socdaalka Somaliland oo Himilo uga warramay waxa ay kala socdaan Caalamadinta Jabuuti, 08 December, 2015-(Himilo)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay waxba kala socon qorshe la sheegay in Urur-goboleedka IGAD ku doonayo in lagu calaamadiyo Xuduudka ay la wadaagto Jamhuuriyadda Jabuuti. War-Saxaafadeed Ururka IGAD ka soo baxay oo uu baahiyey 2-dii bishan December, ayaa lagu sheegay inay ...

Read More »

Warbixin Bayaamisay kala duwanaanshaha Siyaasadda Turkiga ee Somaliland iyo Soomaaliya, tirada Hay’adaha Turkiga ee kala jooga iyo Caddaynta Qorshihiisa Midnimada Xuduudaha

“Turkigu waxa uu xushmaynayaa Midnimada Xuduudaha Soomaaliya, haddana Midaynta Somaliland iyo Soomaaliya, bilawga wada-xaajood waa muhiimadda koowaad ee mustaqbalka Soomaaliya…” Warbixin Hay’adda SETA ee Turkigu kaga hadashay Somaliland iyo Soomaaliya Hargeysa 06 December, 2015-(Himilo)- Wabixin iftiiminaysay Siyaasadda rasmiga ah ee dalka Turkigu ka leeyahay arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa lagu caddeeyey in la Macaamilkooda Somaliland yahay daboolidda dareen ay ka ...

Read More »

Abaar Xoolo Xaaqday oo ka taagan Somaliland, Halista Dadku ku jiro, Khatarta Dhooba-miiradka Galshooyinka & Qaylo-dhaanta Bulshada Caydhoobay

“Neefkan adhiga ahi waxa uu ka soo hadhay Boqol Neef, waxaan siiyaa Shaaha Maqaaxiyaha iyo ….” Muuse oo Adhi badan ku waayay Abaarta Hargeysa, 06 December, 2015-(Himilo)- Abaar baahsan oo saamaysay Dad iyo Duunyo, oo gaar ahaan Xoolihii Nool Xaaqday, ayaa ka taagan deegaanno ka tirsan gobollada Maroodi-jeex, Hawd iyo Gabiley ee dalka Somaliland. Abaartan oo ka dhalatay Roob la’aan ...

Read More »

Somaliland: Wasaarad Shaacisay inay hirgelinayso Qorshe ka soo horjeeda Diinta Islaamka iyo Caqabad ay sheegtay inay hor-taagan tahay

“Waxaan gebi ahaanba doonaynaa sidii looga joojin lahaa noocyada…. Balse waxa jirta caqabad naga haysata Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo diidan gebi ahaanba joojinta…”  Luul Aadan Geeddi Hargeysa, 03 December, 2015-(Himilo)- Wasaarad ka tirsan Wasaaradaha dawladda Somaliland, ayaa la sheegay inay qorshayanayaan fulinta tallaabo ka soo horjeedda Diinta Islaamka, oo ah sidii gebi ahaanba looga joojin lahaa Somaliland gudniinka ...

Read More »

Madaxa Xafiis Qaabbilsan Soomaaliya, kana furan Hargeysa iyo Xukuumadda talada haysa oo afka ka xidhay ka jawaabista Warbixin Dhaawacaysa Somaliland oo Xaruntaasi gudbisay

Goorma ayey Xukuumadda Somaliland Burisay Go’aan Madaxweyne Siilaanyo hore ugu diiday in UNSOM Xafiis ku yeelato Hargeysa? Hargeysa, 29 November, 2015 (Himilo)- Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida ee UNSOM qaybtiisa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Daahir Maxamed Daahir, ayaa afka ka xidhay Tafaasiil uu ka bixiyo cidda bixisay oggolaanshaha in Xafiiskiisu ka hawlgalo dalka. Daahir oo Madax ka ...

Read More »

Wasaaradda Deegaanka oo Walaac wayn ka Muujisay Isticmaalka Dhuxusha, Jarista Geedaha iyo Dhibaatada ka dhalanaysa

“Dhibaatada ugu wayn ee Wasaaradda Deegaanka haysataa waa isticmaalka Dhuxusha, waxay samaysaa Burbur, Baabba’ iyo Halaag, waa Geed Geed lagu Cunayo…” Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka Somaliland Maxamed Cilmi Xuseen Hargeysa 28 November, 2015-(Himilo)- Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland, ayaa markii u horraysay Shaacisay dhibaatada ugu wayn ee Wasaaraddaasi ka haysatay Jaridda Dhirta loo isticmaalo  Dhuxusha, taasoo bulshada ...

Read More »

Ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland oo si Qarsoodi ah  uga qeybgelaya Kulan Muqdisho ka dhacaya, Ujeeddada Soomaaliya ka leedahay iyo Jawaabta Xukuumadda looga Fadhiyo

  Ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland iyo Soomaaliya oo hore kulan qarsoodi ah Hargeysa ugu yeeshay iyo muhiimadda ujeeddada ka dambaysa Hargeysa, 28 November, 2015-(Himilo)- Ururrada Xaquuqda Aadamaha Somaliland badankooda, ayaa la sheegay inay Muqdisho u tegayaan Shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Soomaaliweyn, sida ay Wargeyska Himilo u xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal u ah dhaqdhaqaaqyada Ururrada Xuquuqda Aadamu doonayaan ...

Read More »

Sirdoonka Ingiriiska oo Shaaciyey in Shaqsiyaad Dil ka geystay dalkooda u soo baxsadeen Somaliland

  Sheffield, 28 November, 2015 (Himilo)- Ciidammada Sirdoonka Ingiriiska, ayaa sheegay in afar qof oo loo haysto dil haatan la sheegay inay ku nool yihiin Somaliland, xilli Xabsi dheer lagu xukumay Nin kale oo ku eedeysnaa dembiga dilka. Booliiska waddanka Ingiriiska, ayaa sheegay inuu weli socdo baadhitaanka dil ka dhacay sannadkii hore, inkastoo Maxkamadda Sheffield ku xukuntay Xabsi-daa’in Nin magaciisa ...

Read More »

Mid ka mid ah Xubnihii Fuliyey Hawl-galkii lagu furtay Cabdillaahi Askar oo Xidhan laba Sannadood & Ooridiisa oo ka Warrantay Barakicin Dawladdu ku samaysay

  Hargeysa, 28 November, 2015-(Himilo):- Aadan Maal Caqli oo ka mid ah Saraakiisha Ciidammada Qaranka Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Mujaahidiintii fuliyey hawl-galkii siddeetamaadkii xerada Miiska Saraakiisha lagaga soo furtay Allaah ha u naxariistee Mujaahid Cabdilaahi Askar, ayaa xidhan muddo laba sanadood ka badan. Aadan Maal Caqli ayaa la xidhay ka dib markii Guri Dawladdu leedahay oo qoyskiisu ku jiray ...

Read More »