XULKA HIMILO

AKHRI: Liiska Tirada iyo Magacyada Hay’ado Xafiisyadoodu Ku Yaallaan Muqdisho Oo Xukuumadda Somaliland Xidhiidhka U Jartay iyo Wasaaradda Ay Wada-shaqaynta Lahaayeen

somaliland map

Hargeysa, 18 Maarij, 2018 (Himilo) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa Xidhiidhka Wada-shaqayneed u jartay 9 Ururro Samo-fal, kuwaasi oo Somaliland ka fulin jiray Hawlo qaarkood la xidhiidhaan Beeraha. Qoraal ku taariikhaysan 6-da bishan Maarij, 2018-ka oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu xidhiidhka wada-shaqayneed u goysay 9 ...

Read More »

Tirada iyo Magacyada Masuuliyiintii Ugu Horreeyay Ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Musuqmaasuq Xabsiga Loogu Taxaabay

Warka 1-aaaaaaad

Madaxweynaha oo Xidh-xidhay Saddex Masuul Oo ay isku deegaan yihiin, Ka dib markii uu indhihiisa ku soo arkay waxay ku eedaysan yihiin Daarasalaam, 8 Maarij, 2018 (Himilo) – Ciidammada Booliiska ayaa Xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Degmada Daarasalaam Cabdikariim Cali Maxamed, Guddoomiye ku-xigeenka Degmadaasi Cabdikariim Aadan Jibriil iyo Xoghayaha fulinta ee Degmadaasi Fu’aad Ibraahim Kooshin. Ilo-wareedyo Xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Himilo ...

Read More »

“Soomaaliya Maxay Uga Hadli Waydey Heshiisyada Somaliland La Gashay Baanka Adduunka, Suuqa Yurub Iyo Norway, Ee Ay U Beegsanaysaa Heshiiska DP WORLD….” ?

Warka Labaad (2)

Algeria, 7 Maarij, 2018 (Himilo)-Khabiir u dhashay Dalka Algeria oo magaciisa la yidhaahdo Raami khaliifa Al-Cali ayaa si adag uga hadlay ahmiyadda qadiyadda Somaliland u leedahay Adduunka iyo waliba waxyaalaha ay dadka iyo dawladda Somaliland u qabsoomay, isla-markaana waxa uu sheegay in heshiiska saddex geesoodka ah ee maalgashiga dekedda Berbera uu waafaqsanyahay Shuruucda Caalamiga ah isla markaana aanay dawladda Soomaaliya ...

Read More »

Somaliland: Madaxii Goob-joogeyaasha Caalamiga Ah Ee Doorashadii 13-ka November Oo Ka Warramay Dhacdooyin Uu Mucjiso Ku Sheegay

Warka Koowaad 1

“Markii TirintWaxa Layaab Ah In Xisbiga Mucaaradka Ahi (WADDANI) Uu Hal Mar Soo Gudbiyey 1500 Cabasho Ah, Waxaase Mucjiso Ah In Markii Natiijada Lagu Dhawaaqay La Waayey Hal Cabasho Oo Sii Socotay…” Micheal Walls Uk, 10 Diseembar, 2017-(Himilo) – Madaxii Goob-joogeyaasha Caalamiga ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka dhacday 13-ka bishii November, 2017-ka Mr. Micheal Walls ayaa wareysi dheer ...

Read More »

Somaliland: Dadweynaha Oo Naawilaya In La Soo Dhiso Xukuumad Tiro Yar, Oo Tayo Badan Iyo Madaxweynaha La Doortay Oo Ka Qayliyey Culeyska Saaran

Warka Koowaad

Dadweynuhu waxay doonayaan In Madaxweynuhu haggaajiyo Maamul-wanaagga oo ku iman kara in dib loo eego xilalka, qaab-dhismeedka maamul ee Hay’adaha Dawladda iyo in la qeexo waajibaadkooda Hargeysa, 27 Noofambar, 2017-(Himilo) – Ka dib, markii Guddiga Doorashooyinka Qaranku 21-kii bishan ku dhawaaqeen in doorashadii Dalka ka dhacday 13-kii bishan November, 2017-ka Madaxweynaha Shanta Sannadood ee soo socda loogu doortay Muuse Biixi Cabdi ...

Read More »

Guul…Guul…Guul…Guul Doorashadii Madaxtooyada Somaliland

warka koowaad 3

Guul…Guul…Guul…Guul Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Dhacdooyinka Layaabka Lahaa Ee Ku Lammaanaa Doorashadii Madaxtooyada & Xiisaha Ficillada Muwaadin-nimo Ee Saacadihii Cod-bixinta   Hargeysa, 16 Noofambar, 2017 (Himilo) – Goob-joogeyaashii Caalamiga ahaa iyo kuwii Maxaliga ahaa ee kormeerayey doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee guud ahaan dalka ka qabsoontay 13-kii bisha Noofambar ee sanadkan 2017, ayaa waxay qireen in doorashadu u dhacday si wanaagsan oo aan ...

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Iyo Heerarkii Nololeed Ee Saddexda Murrashax Ee Ku Loolamaya Jagada Madaxweynaha Somaliland

Musharraxiinta-Xisbiyada-Somaliland

Hargeysa, 9 Noofambar, 2017-(Himilo) – 13-ka bishan November, 2017-ka waxa Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacaysa Doorashada Madaxtooyada, waxaana Shacabka soo dooranayaan Madaxweynaha Dalka Hoggaamin doona Shanta Sannadood ee soo socda. Sidaasi darteed, Wargeyska Himilo waxa uu halkan idiinku soo gudbinayaa Taariikhda Musharraxiinta u tartamaya Doorashada, kuwaasi oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo u tartamaya Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI, ...

Read More »

Isbarbar-dhig: Siday Musharraxiinta KULMIYE Iyo WADDANI Doonayaan Inay Wax Uga Qabtaan Sicir-bararka Dalka Ka Taagan & Saboolnimada Sii Kordheysa Ee Shacabka ?

Warka Koowaad

Musharraxa KULMIYE wuxuu ballan-qaaday in Dalku Cuntadiisa la soo baxayo Sannadka koowaad ee Xukuumaddiisa, Halka dhiggiisa WADDANI soo Bandhigay Aragti taa ka duwan Hargeysa, 25 Oktoobar, 2017-(Himilo) – Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee Xisbiyada KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa laba Maalmood oo isku xigay Kumanaan Taageerayaashooda ah kala hadlay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Caasimadda Hargeysa. Labada ...

Read More »

Tirada iyo Magacyada Rag Ka Mid Ah Ganacsatada QAADKA Oo Intooda Badan U Dhasheen Somaliland, Oo Dad Gadooday Oo Qoomiyadda Oromada Ahi Ku Laayeen Magaalada Hawaday Shalay

awaday

Hawaday, 13 September, 2017-(Himilo) – Alle ha u naxariistee Rag Tiradooda lagu sheegay illaa 17 isla-markaana badankoodu ka soo jeeda Somaliland, ayaa Shalay Siyaabo kala duwan loogu Dilay Magaalada Hawaday ee Dalka Itoobiya. Raggan la laayey oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii ka shaqeynayey Maqsinnada Qaadka ee Magaalada Hawaday ee Qaadka looga soo diro dhinaca Somaliland, ayaa Shalay iyaga Shaqo-Maalmeedkoodii Caadiga ah ...

Read More »