SUUGAAN

Maansada: WARYAA HUBKA JOOJA

sacad roodhiile

Maanso cusub oo la magac baxday Waryaa Hubka Jooja oo uu curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile ayaa waxa uu Abwaanku si qotto dheer ugala hadlayaa dadka walaalaha ah ee colaadu ku dhexmarayso deegaanka Dararweyne, waana maanso gurmad iyo waano ah. Haddaba, Abwaan Sacad Axmed Xasan-Roodhiile waxa uu maansadiisan ku bilaabay sidan: Waar hoy hanbadiina Dagaalka hurayaa Haybtayda baxaysa Hayaay iyo ...

Read More »

Gabay: ROOB-DOON

Abwaan Sacad axmed xasan photo

Gabay la magac baxay Roob-doon oo uu curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, oo uu kaga hadlayo abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada geeska Afrika ee muslimiintu degto, khaasatan Somaliland oo ka mida meelaha ugu darran ee abaaruhu ku habsadeen. Abwaanku waxa uu Gabaygan markii ugu horreysay tiriyey taariikhdu markay aheyd 28/03/2016. Abwaan Sacad isaga oo ka hadlaya xaaladda abaareed ee xilligan lagu ...

Read More »

MAANSO Ka Hadlaysa Xaalada Dadka & Dalka Somaliland

fu'aad cabdillaahi digaale

Hargeysa (Himilo)-Maanso cusub oo la magac baxday Shicibkaygii oo uu curiyey Abwaan Fu’aad Cabdillaahi Digaale oo uu Abwaanku si qotto dheer ugu sifaynayo xaalada dadka reer Somaliland ay haatan ku jiraan, haddii ay tahay Abaarta, Musuqmaasuqa iyo waliba Dareenka waddaniyadeed. Fu’aad maansadan waxa uu curiyey shalay oo ay taariikhdu aheyd 19.12.16, isagoo ku sugan magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi, ...

Read More »

Maanso: Baxsanaa Allahayow

fu'aad cabdillaahi digaale

Maansadan la magac baxday Baxsanaa Allahayow oo uu Curiyey Abwaan Fu’aad Cabdillaahi Digaale, ayaa waxa uu si qotto dheer Abwaanku ugu sifeynayaa qiimaha dabiiciga ah ee uu leeyahay dhulkeena Hooyo. Maansadan Baxsanaa Allahayow oo soo baxday 29/11/2016, ayaa Abwaanku waxa uu ku bilaabay sidan:- Baxsanaa Allahayow Nin Ku Waa Barriistaa Baladkiisii Hooyiyo Basradii Hargeysiyo Burco Iyo Berbera Iyo Gabiley Iyo ...

Read More »

Gabay barroor-diiq u Ah Marxuum Prof Axmed Cabdi Dacar oo la Magac baxay Maantana warkii dacar

sacad axmed xasan roodhiile

Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile ayaa hal-abuuray gabay barroor-diiq ah oo la magac baxay Maantana Warkii Dacar oo uu ka tiriyey geeridii naxdinta laheyd eek u timid Prof. Axmed Cabdi Dacar, illaahay naxariistii janno hawgu deeqee oo ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, taariikhdu markay aheyd 21/10/2016. Abwaan Sacad oo ka waramaya Gabaygan ayaa waxa uu yidhi “Meerisyada gabaygani waxay isugu jiraan kuwa duco ...

Read More »

Maanso Ku Saabsan Qiimaha Siyaasiga Maanta:

sacad

  Abwaan Sacad Jibriil Axmed ayaa maanso uu curiyey 15.10.16, ku sifeeyey qiimaha siyaasiyiinta maanta, Abwaanku waxaanu faahfaahin ka bixiyey sidii ay maansadani ugu dhalatay. Abwaan Sacad, waxaanu hordhaca uu kaga faaloonayo ku yidhi “Waxa igu dhaliyey arrimo badan oo maskaxda dadweynaha ka dhex guuxaya oo ku saabsan siyaasadda, iyadoo dalkiyo dadkuba hilow badan u qabo hogaan fiican oo danahooda ...

Read More »

“Jannadii Ha Waayina” Maanso Uu Abwaan Jaamac-Xaad Ugu Talo-galay Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Maanta Ku Beegan

Sawirka Maansada

  Waxa Maanta ku beegan 32 Guurada ka soo wareegtay Maalinta Shuhadada SNM oo Sannad kasta la xuso 17-ka bisha Oktoobar, sidaa daraadeed waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa oo aanu idinla wadaageynaa Maanso la baxday “Jannadii ha Waayina” oo uu Halgankii SNM kaga hadlayo Abwaan Jaamac Faarax Yuusuf (Jaamac-xaad). Maansadan oo aanu ugu talo-galnay inaanu Xuska Maalinta Shuhaadada SNM, ayaa ...

Read More »

Abwaan Hadraawi: Sirta Xeesha dheer ee Maansada ‘RAG SIYAASI WADA NOQOY’

Maansadan waxa lagu tiriyaa tixaha ugu muhiimsan maansooyinka danbe ee Hadraawi. Waxa ay maansadu ka hadlaysaa arrin muhiim ah oo ka soo jeedda baahi i taabo leh, si muuqatana uga dhex aloosan bulshadeenna maanta, waana ammuurta ku saabsan kaalinta ragga, gaar ahaan aabbaha ee ku waajahan waajib gudashada iyo xil-dhismeedkii qoyska iyo bulshada. Maansadu waxa ay tilmaamaysaa in kaalintani maqan ...

Read More »

MAANSO: Dardaaran! – W/T. Cabdiraxiin Hilowle

Maansadan Dardaaran waa Maanso waano iyo waayosheeg ah, waa maanso farriin ah oo la hadlaysa guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo dhan, Madax iyo shacab, Mudane iyo Marwo, Waa maanso aan is idhi waxay waxtar iyo talo u noqon karta dhallinyarada, waxay xusuus iyo caqlicelin u noqondoontaa waayeelka, waxay tusaale iyo tusmo u noqon doontaa dadka qaybahooda kala duwan. Haddaba anigoo ...

Read More »

Maansada Saliilyo Iyo Abwaan Axmed Cismaan Batuun

AXMED CISMAAN BATUUN

Ma sarin oo maan sifayn Ma solin oo waan ka tagay Suugaantii waxan u nacay Dadkiibaan dhagaha siin Waxaana ka saahidoo Dhamaan ila qaba sidaa abwaanada soomay ee Siduu xaalkeenu yahay ka qaaday saskee beryahan ka seexday fagaarihii ha yeeshee sabab la,aan umaan soo galin badkee Saddarro qalqaloocanbaa Ku saydhi waxaa i yidhi Damiir samihiinna jecel Saliilyada aan qabee Saqdii ...

Read More »