SHEEKOOYIN

Labbiskii Cusbaa Ee Imbaraadoorka-By Hans Christian Andersen, waxaana tarjumay Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul

garyaqaan bacaluul

Bari hore waxa jiri jiray Nin Imbaraadoor ahaa oo labbiska cusub aad u jeclaan jiray, Dan kamuu lahaan jirin arrimaha taagan ee hadba lasoo darsa Imbaradooriyada uu xukumo, dagaallada lagu jiro, tirada ciidammada ee kaga dhinta, iyo duruufaha nololeed ee ay la noolyihiin dadka uu u taliyo. Wuxuu dadka usoo bixi jiray uun maalinta uu xidho dhar cusub oo loo ...

Read More »

Caqabadaha Sharci Ee Hor Yaalla Garsoorka Dalka !

Untitled

Q.1aad Qormooyinkan taxanaha ah ee ka hadlaya oo six eel dheer uga hadlaya Caqabadaha sharci ee hor yaalla Garsoorka Dalka Somaliland oo Wargeyska Himilo, si taxane ah idiinku soo gudbin doono ayaa waxa diyaariyay Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul oo ka mid ah Garyaqaanada dhallinyarada Reer Somaliland ee Sharciga ku baratay gudaha Dalka. Haddaba, Garyaqaanka ayaa waxa uu six eel ...

Read More »

Furfurka Dunida Islaamka Iyo Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !-Q.19aad

buuga dagaalada bariga

Furfurka Dunida Islaamka Iyo Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !                       Q.19aad Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !     Taageerada Indha La’aanta Ah Ee Yuhuuda Iyo Nasaarada :   In Dadku ay daba gali doonaan isla markaana raaci doonaan una hoggaansanaan doonaan Yuhuuda iyo Naasarada waa arrin uu Nebigu NNKHA, inoo sii sheegay kuna cad Xadiiskii uu soo wariyay Abi Saciid Ilaahay haka ...

Read More »

Furfurka Dunida Islaamka Iyo Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !-Q.18aad

buuga dagaalada bariga

Furfurka Dunida Islaamka Iyo Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !-Q.18aad Calaamadaha Aakhiru Sammaanka ! Calaamado Haatan Dunida Islaamka Ka Taagan : Qaraabo Goysnimo: In qaraabada la jaro oo dadka waxa isku ahi aanay wada xidhiidhin oo aanay iska war hayn isna gooyaan waxay ka mid tahay calaamadaha saacada amase aakhiru samaanka. In haweenaydu la waddaagto Sayigeeda Ganacsiga iyo Tijaarada waxay ka mid tahay ...

Read More »

Furfurka Dunida Islaamka Iyo Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !-Q.17aad

buuga dagaalada bariga

Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !   Tiknoolajiyada Iyo Heerarka Cilmiga Diiniga Iyo Maadiga,  Korodhka Sinnada, Khamriga Iyo Fikirkii Jahliga Ahaa Oo Soo Noqda : Waa arrin xaqiiqa ah oo guud ahaan Dunida ka taagan sida uu Ilaahay inoogu sheegay Qur’aanka Kariimka suurada Yuunis Aayada 24  waxa uu Ilaahay SWT inoogu sheegayaa aayadaasi inay saacadu dhici doonto marka uu dhulku quruxdiisa qaato ...

Read More »

Dagaalka Ku Soo Fool Leh Bariga Dhexe Iyo Dabinnada Reer Galbeedka

buuga dagaalada bariga

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.16aad Calaamadaha Aakhiru Sammaanka !     Dulmiga Oo Bata Iyo Ribbada Oo Ummadda Ku Dhex Faafta:   Waxa kale oo ka mid ah korodhka Dulmiga iyo sidoo kale ribbada oo ku dhex faafta waana arrin jirta oo aan marag u baahnayn waxaanay labadani arrimood ka mid yihiin arrimaha uu Nebigu NNKHH inooga ...

Read More »

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.14aad

buuga dagaalada bariga

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.14aad Waxa jira calaamado gaar u ah dhacdooyinka siyaasadeed ee Dalalka Carabta ah iyo kuwa Duwaliga ah waxaanay si toos ah ugu xidhan yihiin Dagaalka Weyn ee Aakhiru Sammaanka. Haddaba, waa maxay Dhacdooyinkaasi Astaanka u ah ee sida tooska ah u galaya Dagaalkaasi?.   Dhacdooyin Dhacay Oo Dhammaaday :   Diristii Nebi Muxamed ...

Read More »

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.13aad

buuga dagaalada bariga

Dhacdooyinka Siyaasadeed Ee Dalalka Carabta Ee Astaanta U Ah In Dagaalka Ugu Weyn Dunidu Uu Kusoo Fool Leeyahay : Ugu horreyn marka arrintan laga hadlayo waxa isweydiin leh Dagaalka ugu Weyn ee ku soo fool Bariga dhexe kana mid ah Astaamaha ugu waaweyn aakhira Sammaanka ma waxay dhacayaan xilligan aynu ku jirno?, ma nahay inagu Jiilka arki doona dagaalkan oo ...

Read More »

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.12aad

buuga dagaalada bariga

Casriga Kunka Dagaalkaasi, Diinta islaamka marka loo eego waxa uu ka dhigan yahay calaamadii ugu danbaysay ee ka mid ah caalamadihii saacada ee yaryaraa, intaasi kadib waxa soo baxaya Dajaalka waxaanay Dadka Islaamka ahi la galayaan Dagaalo, balse awood uma yeelanayaan inay ka guulaystaan, waxaana Dunida maamuli doona Dajaalka ilaa iyo inta uu ka soo dagayo Nebi Ciise CS, marka ...

Read More »

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.11aad

buuga dagaalada bariga

Qorshihii Furfurka Islaamka Ee Bernard Lewis :- Q.11aad  Yuhuuda Iyo Carabta Waxa jira deraasado kale oo ay samayso Dawladda israa’iil oo ay ku tilmaantay in siyaasadeedu beegsanayso in la khalkhal galiyo amniga dalalka carbeed iyo amniga Masar ba qaabka ay u beegsanaysaana waxay tahay inay awoodeeda ku ballaadhiso Dalalka uu maro wabiga Niilku iyo inay ka samayso Dalalkaasi mashaariic wax ...

Read More »