MUUQAAL

DAAWO: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Ula Hadlay Golihiisa Wasiiradda

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay golihiisa wasiiradda, mar uu shalay u furay kulan afar maalmood socon doona oo lagaga tashanayo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen isla markaana wax u qaban lahaayeen ee ay u gudan lahaayeen waajibkooda. waana kan hadalka Madaxweynaha oo dhameystirani. HALKAN KA DAAWO Himilomedia.com Hargeysa-Somaliland

Read More »

SOOL: Ciidamo Madaarka Laascaanood Kula Wareegay QAAD, Ganacsatadii Lahaa Diideen Inay Ku Cashuurtaan Shillinka Somaliland

Laascaanood, 18 September, 2017-(Himilo) – Ciidammada Milletariga ee ku sugan Magaalada Laascaanood, ayaa Shalay la wareegay Qaadka Miirooga oo Diyaaradi si maalin leh uga soo waariddo Dalka Kenya. Ciidammada Milletariga oo kaashanaya kuwa Booliiska, ayaa la wareegay Guud ahaan Qaadkii Diyaaraddu ka keentay Dalka Kenya, iyagoo sida la sheegay fulinaya Amar ka soo baxay Dawladda, kaasi oo yimid markii sida ...

Read More »

UCID Oo Muddeeyay Shir Xisbigu Wax Kaga Beddelayo Wejigii Siyaasadeed Ee Somaliland Ku Soo Caano-maashay

  Hargeysa, 18 September, 2017-(Himilo) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa shaaciyey Wakhtiga la qabanayo Shir aan Caadi ahayn oo Golaha dhexe ee Xisbigaasi uu ku soo dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi. Shir-jaraa’id oo ay Shalay ku qabteen Hargeysa Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxay ku sheegeen in 23-ka bishan ...

Read More »

DAAWO: Axsaabta Siyaasada iyo Guddiga Doorashooyinka Oo Heshiis Ku Gaadhay Muddo Kordhin In Loo Sameeyo Xukuumadda

Hargeysa (Himilo)-Shir ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha saddexda Xisbi iyo xubnaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo Madaxweynaha ayaa lagu qabtay qasriga Madaxtooyada ayaa lagu heshiiyey in muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda, islamarkaana doorashada Madaxtooyada la qabto 10.10.2017, sidoo kalena in lays raaciyo doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Golaha Degaanka. heshiiskan ayaa waxa saxeexey Guddoomiyeyaasha Saddexda Qaran. HALKAN KA DAAWO Himilomedia.com Hargeysa-Somaliland

Read More »

DAAWO: Ujeedada Kulanka Abwaanada iyo Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran

Hargeysa (Himilo)-Abwaanada Somaliland ayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan xaalada abaareed iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo waliba sidii bulshadu uga samata bixi laheyd hadalada siyaasadeed ee xanafta leh. kulankaasi ka dib ayaa guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ka warameen ujeedadii iyo natiijadii ka soo baxdayba, ugu horreyna Axsaabta waxa u mahadnaqay Abwaan Aadan Tarabi halkan ka daawo. DAAWO ARAGTIDA ABWAANADA ...

Read More »

DAAWO: Wefti ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Somaliland U Yimi Gurmadka Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa (Himilo)-Wefti Ka socda isu-taga Imaaraadka Carabta, gaar ahaan Hay’ada Khalifa Fundation ayaa maanta soo gaadhay  Somaliland, kaasoo uu hoggaaminayey Safiir Somaliland u fadhiya Imaaraadka Baashe Cawil, islamarkaana uu wehelinayey Guddoomiyaha Diiwaanka Sekada Jamhuriyada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax. Ujeedada socdaalka weftigan ayaa la sheegay inay tahay inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii Madaxweynuhu u qoray dawladda ...

Read More »

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Madaxda Hay’ada Islamic Relief

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxda hay’ada Islamic Relief, islamarkaana ka dhegaystay waxqabadka ay Dalka Somaliland ka fulisay. kulankaasi oo dhameystiran waa kan ee daawo. HALKAN KA DAAWO Himilomedia.com Hargeysa-Somaliland

Read More »

DAAWO: Xabaalaha Boqol-jire Ee Hargeysa Oo Daad-qaaday

Hargeysa (Himilo) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal ka warramaya Xabaalaha Boqol-jire ee Magaalada Hargeysa oo Daad-qaaday isla-markaana u baahan in inta hadhay loo gurmado. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Arrintan oo dhamaystiran

Read More »