KU NASO

LUBNAAN: Dilalka Dhallinyaradu Waalidkood Kula Kacaan  Oo Korodhay Iyo Wiil Aabihii Mindi Ku Dilay !

4 (1)

Da’yarta qaarkood ayaa waxay ku kacaan falal aad u fool xun oo cawaaqibka ka dhallanayaa noqonayo kuwa aan waligood ka daba hadhin qofka ku kaca amase geysta. Dalka Lubnaan ayaa waxa ka dhacday dhacdo aad u fool xun oo gilgishay qulluubta dadka damiirka leh ee dalkaasi ku dhaqan, dhacdadan ayaa waxay tahay in wiil da’yar ah oo u dhashay dalkaasi ...

Read More »

Yaab : Haweenay Hindiyad ah  Oo Nin Isku Eekaysiisay Si Ay U Hesho Lacagta Meherka Ee Haweenka Dalkaasi Siiyaan Ragga Guursanaya !

194711Image2

Haweenay u dhalatay Dalka Hindiya ayaa waxay ku kacday arrin aad u layaab badan haweenaydan ayaa waxay iska dhigtay Nin waxaanay guursatay laba dumara oo u dhashay Dalkaasi. Sababta ku kaliftay in haweenaydaasi iska dhigto ninka ayaa waxay ahayd inay ku hesho lacagta meherka ee haweenka u dhashay dalkaasi siiyaan ragga guursanaya. Gabadhan oo haatan da’deedu tahay 25 jir ayaa ...

Read More »

Taiwan Oo Noqotay Dalka Kaliya Ee Ishaarooyinka Waddooyinku U Dabaal-degaan Maalinta Jaceylka Adduunka!

Untitled

Waxa jira Dalal aad looga xuso maalinta Jaceylka Adduunka waxaana lagu kala duwanyahay caadooyinka, dhaqanka iyo diinta, haddaba halka ay ka jireen dalal dadkooda u diiday inay xusaan maalinta Jaceylka Adduunka ayaa waxa kale oo jira Dal ay ilaa Ishaarooyinka ku xidhan Waddooyinku u dabaal-degeen Maalintaasi Jaceylka Adduunka. Dalka Taiwan ayaa waxa si aad u layaab badan looga xusay maalinta ...

Read More »

Sucuudiga: Nin Dambi Aanu Galin U Xidhnaa 39 Sano Oo Dadka U Dhashay Dalkaasi Codsadeen In La Sii Daayo !

ninka

Ninkan ayaa waxa lagu tilmaamaa inuu yahay maxbuuska ugu qadiimsan maxaabiista dalkaasi Sucuudiga, ninkani ayaa jeelka galay isagoo da'diisu aheyd 19jir waxaanay haatan da'diisu tahay 60 jir. Sababta ninkani uu muddadaasi u xidhanaa ayaa aheyd dambi aanu isagu galin oo ahaa in adeerkii uu dilay nin ay ilmaadeer ahaayeen, intaasi kadibna uu adeerkii u baxsaday dalka Yeman. Ninkan ayaa waxa ...

Read More »

Shirkadda Facebook Oo Khasaartay Mallaayiin Ka Mid Ah Macaamiisheeda !

face

Warbixin dhawaan ay soo saartay shirkadda E-marketer oo Wargeyska Himilo soo xigtay ayaa waxa lagu cadeeyay in shirkadda Faceboook khasaartay kumanaan kun oo ka mid ah macaamiisha sida aadka ah ugu xidhan shirkadaasi. Tirada Da’yarta isticmaasha Facebook ayaa waxay da'doodu u dhexaysaa 12 ilaa 17 waxaanay warbixintaasi cadaysay in 1.4 Milyan oo qof oo da’yar ahi ay sanadkani gudihiisa ka ...

Read More »

Cajiib: Haweenay Sawir Ay Ku Galaysay Waddooyinka Tareenka U Gaarka Ah Uu Nolosheeda Gallaaftay !

selfie

Muddooyinkan danbe Sawirada ayaa gallaafta nolosha dad tiro badan, sababtuna waxay tahay in dadkaasi ay isku dayaan inay sawirada Selfiga ah ku galaan goobo halis galinaya naftooda. Haweenay u dhalatay Dalka Thialand ayaa waxay isku dayday in sawir ku gasho mid ka mid ah waddooyinka u gaarka ah tareenada ee Dalkaasi laakiin nasiib darro gabadhaasi waxa jiidhay Tareen soo maray ...

Read More »

Bannaabaxyo Dadka U Dhashay Sudan Kaga Cabbanayeen Nolosha Qaalliga Ah Oo Sababtay Xilka Ka Qaadis Masuul !

sudan

Shacabka reer Sudan ayaa waxay aad uga cabbanayaan maceeshada iyo qiimaha nolosha ee maalin ba maalinta ka dambaysa kor u sii kacaya. Bannaabaxyadaasi ayaa waxay ku kalifeen Madaxweynaha Dalkaasi ee Cumar Al-bashir inuu xilka ka xayuubiyo taliyaha Sirdoonka dalkaasi oo uu ku bedalo taliye cusub oo hore u soo noqday taliyaha sirdoonka, balse uu Cumar Al-bashiir xilka ka qaaday Sanadkii ...

Read More »

Haweenaydii U Qaabilsaneyd Qaramada Midoobay Arrimaha Iinsaaniga Ah Ee Dalka Iran Oo Si Kedis Ah U Geeriyootay !

Adagyahay

Haweenaydii Qaramada midoobay u qaabilsanaan jirtay Arrimaha xuquuqda aadamaha Dalka Iran una dhalatay Dalka Pakistan ayaa u geeriyootay si kedis ah. Haweenaydaasi ayaa waxa magaceeda la odhan jiray Caasima Jahangir, Caasima ayaa waxay ku geeriyootay shalay oo Axad aheyd Magaalada Lahur ee Gobolka Bengab ee dalkaasi Caasima ayaa waxay da'deedu aheyd 66 jir. Caasima ayaa waxa istaagay wadnaha sida ay ...

Read More »

Masar: Shabakadda Carruurta Iibisa Oo Ka Dhex Bilaabmatay Internet-ka

caruurta

Dalka Masar ayaa waxa ka dhacay dhacdooyin aad u layaab badan oo aanay dadka dunida ku nool badankoodu mallaysan karin, dhacdooyinkaasi oo ah kuwa loo adeegsado xeelado aad u badan. Bog Internet-ka ah oo u gaar ah Iibinta Carruurta yaryar ayaa laga hirgaliyay Dalkaasi Masar, farriinta soo dhaweynta Boggaasi uu la kulmayo qofka booqda ayaa waxay u dhigneyd sidan, “Waxaan ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Debadda Dalka Britain Oo Ku Amartay Haweenka Ka Hawlgala Xidhashada Xijaabka, Iyo Sababta Ku Kaliftay?

war

Wargeyska International Business Times ee ka soo Baxa Dalka Britain ayaa waxa uu baahiyay qoraal ah in wasaaradda arrimaha Debada ee Dalka Britain haweenka ka hawlgalay ku amrtay inay soo xidhaan xijaabka. Sababta ay wasaaraddu shaqaalaheeda haweenka ah amarkaasi u siisay ayaa waxa uu ahaa inay kaga soo qayb galaan Xuska Maalinta Xijaabka Adduunka. Wasaaradda arrimaha debada ee Dalka Britain ...

Read More »